Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/5586
Cinwaan: | [Aqalka IV - Capanna IV] | Hoobal: | Daahir Afqarshe Fiqi Buraale Cali Mudiir Dhegaweyne Maxamed Xasan Maryan Axmed Nuur |
Mowduuca: | Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Antaraboolooji::dhaqameed Soggettario Centro Studi Somalo::ANTROPOLOGIA::Culturale Center for Somali Studies List of Subjects::Anthropology::cultural |
Ereyga furaha: | guri aqal agab guri bedka guriga ereyo abitazione capanna suppellettili mobili spazio domestico lessico house hut furnishings furniture domestic space lexicon |
Nooca duubista: | Conversazione | Taariikhda qoraalka: | 20-Dec-2016 | Nooca: | Sound | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Abstract: | Odayaashu waxay halkan kaga hadlayaan agabka guriga, gaar ahaan weelasha siyaabaha kala duwan loo adeegsado; waxay kaloo ka hadlayaan meelaha uu reerku ku kala noolyahay: xerada xoolaha; aqallada qoysaska; barxadda. Odayaashu waxay kaloo ka hadlayaan ereyo la xiriira mowduuca. In questa conversazione gli anziani parlano dei piccoli utensili di uso domestico, in particolare dei recipienti e dei contenitori usati per funzioni e in occasioni differenti; parlano inoltre dei diversi spazi domestici in cui vive una famiglia (reer): recinto riservato agli animali; capanne riservate ai diversi nuclei familiari; il cortile. Gli anziani presentano infine la terminologia relativa all'argomento. In this conversation, the elders talk about household utensils, in particular about little containers and vessels used for different purposes and in different occasions; they describes the different domestic spaces in which a family (reer) lives: fence for animals; huts for families; the courtyard. The elders present the terminology related to the topic too. |
Sifayn: | Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho, iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed. Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale. Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's. |
Goobta: | Mogadiscio | URI : | http://hdl.handle.net/2307/5586 | Af: | it so |
Muuddo: | 90' |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Audio - Maqal - Audios |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
Capanna IV - 37b.mp3 | 41.69 MB | MP3 | Muuji/fur | |
Capanna IV - 37a.mp3 | 41.66 MB | MP3 | Muuji/fur | |
37 - Capanna IV.pdf | 62.59 kB | Adobe PDF | Muuji/fur | |
37 - Aqal IV.pdf | 53.8 kB | Adobe PDF | Muuji/fur |
Page view(s)
299
Last Week
0
0
Last month
13
13
checked on Dec 3, 2024
Download(s)
507
checked on Dec 3, 2024
Google ScholarTM
Check
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons