Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/4968
Cinwaan: [Sanan iyo sixir II-III - Superstizione e magia II-III]
Hoobal: Axmed Nuur
Fiqi Buraale
Daahir Afqarshe
Ciise
Dhegaweyne
Mowduuca: Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Antaraboolooji::dhaqameed
Soggettario Centro Studi Somalo::ANTROPOLOGIA::Culturale
Center for Somali Studies List of Subjects::Anthropology::cultural
Ereyga furaha: khuraafaad
sanan
nasiib
ereyo
superstizione
credenza popolare
fortuna
lessico
superstition
popular belief
luck
lexicon
Nooca duubista: Conversazione
Taariikhda qoraalka: 27-Apr-2016
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Abstract: Haasaawahan, waxay odayaashu kaga hadlayaan waxyaabo ka mid ah sananka ama khuraafaadka ay Soomaalidu dhaqan ahaan aaminsan tahay: gaar ahaan waxay ka hadlayaan xarakaadka, xayawaanka, sifooyinka jireed ee dhaqan ahaan loo haysto in ay keenaa nasiib wacan ama nasuub xumo.
In questa conversazione, gli anziani affrontano il tema della superstizione: in particolare discutono quali sono i gesti, gli animali, le caratteriste fisiche che tradizionalmente vengono considerati come porta fortuna o sfortuna.
In this conversation, the elders talk about superstition: in particular they discuss the gestures, the animals, the physical characteristics which are traditionally regarded as bringing good or bad luck.
Sifayn: Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho, iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed.
Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale.
Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/4968
Af: it
so
Muuddo: 90'
Qaabka asalka ah: Audiocassetta
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
6_Superstizione e magia II-III.pdf110.7 kBAdobe PDFMuuji/fur
6_Saxan iyo sixir II-III.pdf112.37 kBAdobe PDFMuuji/fur
Superstizione II - 6b.mp341.67 MBMP3Muuji/fur
Superstizione II - 6a.mp341.41 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

163
Last Week
0
Last month
0
checked on Apr 26, 2024

Download(s)

1,276
checked on Apr 26, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons