Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/4816
Cinwaan: Kafaalo Magazine
Ereyga furaha: rivista scientifica
scienze
educazione
sociale
economia
majallad cilmiyeed
saynis
waxbarasho iyo barbaarin
bulshadeed
dhaqaale
scientific magazine
science
education
social
economics
Taariikhda qoraalka: 2012
Nooca: article
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro Studi Somali (http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php)
Bog: 56
Abstract: Kafaalo Magazine waa majallad sannadeed oo xubin rasmi ah ay ka tahay Kafaalo Academy, oo ah iskuullo Soomaaliyeed oo lagu taageero kobcinta aqoonta, waxayna majalladu ka soo baxdaa dalka Norway. Mawaadiicdeedu ugu doorka rooni waxay ka hadlayaana: saynis, tarbiyad, waxbarasho, arrimaha bulshada, taariikhda, diinta iyo dhaqaalaha oo waxtar weyn u leh bulshada Soomaaliyeed. Majaladdan waxaa loogu talaggalay dadka akhriya af Soomaaliga, wuxuuna ka hadlaa mawduucyo wada taabanaya qofka noloshiisa, haddana kobcinaya qaab fekerkiisa iyo aqoontiisa.
Kafaalo Magazine is primarily designed to serve as an overview on research for Somalis worldwide, to keep them informed on their economical and social issues. It is well known in different countries with analytical results and recommendations. The KM is also an educational, scientific and innovation magazine aiming to enhance professional and educational aspirations amongst Somalis. It promotes ideas and experiences from the work of educational professionals, as well as from academic journals and business innovations.
Kafaalo Magazine è destinato principalmente a fornire una visione d'insieme sulla ricerca per i somali in tutto il mondo, al fine di tenere aggiornati gli utenti sugli aspetti economici e sociali. E' conosciuta in diversi paesi come testimoniano risultati analitici e raccomandazioni. Il KM è anche una rivista educativa, scientifica e sull'innovazione che ha lo scopo di stimolare aspirazioni formative e professionali tra i somali. Promuove idee ed esperienze dal lavoro dei professionisti, così come da riviste accademiche e innovazioni aziendali.
URI : http://hdl.handle.net/2307/4816
Af: so
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Articoli - Maqaallo - Articles

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
Kafaalo 2012 No 1.pdf7.73 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

95
Last Week
0
Last month
12
checked on Nov 24, 2024

Download(s)

191
checked on Nov 24, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons