Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/4801
Cinwaan: | Kafaalo Magazine | Ereyga furaha: | rivista scientifica scienze educazione sociale economia majallad cilmiyeed saynis tarbiyo bulshadeed dhaqaale scientific magazine science education social economics |
Taariikhda qoraalka: | 2013 | Nooca: | article | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro Studi Somali (http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php) | Bog: | 44 | Abstract: | Kafaalo Magazine is primarily designed to serve as an overview on research for Somalis worldwide, to keep them informed on their economical and social issues. It is well known in different countries with analytical results and recommendations. The KM is also an educational, scientific and innovation magazine aiming to enhance professional and educational aspirations amongst Somalis. It promotes ideas and experiences from the work of educational professionals, as well as from academic journals and business innovations. Kafaalo Magazine waa majallad sannadeed oo xubin rasmi ah ay ka tahay Kafaalo Academy, oo ah iskuullo Soomaaliyeed oo lagu taageero kobcinta aqoonta, waxayna majalladu ka soo baxdaa dalka Norway. Mawaadiicdeedu ugu doorka rooni waxay ka hadlayaana: saynis, tarbiyad, waxbarasho, arrimaha bulshada, taariikhda, diinta iyo dhaqaalaha oo waxtar weyn u leh bulshada Soomaaliyeed. Majaladdan waxaa loogu talaggalay dadka akhriya af Soomaaliga, wuxuuna ka hadlaa mawduucyo wada taabanaya qofka noloshiisa, haddana kobcinaya qaab fekerkiisa iyo aqoontiisa. Kafaalo Magazine è destinato principalmente a fornire una visione d'insieme sulla ricerca per i somali in tutto il mondo, al fine di tenere aggiornati gli utenti sugli aspetti economici e sociali. E' conosciuta in diversi paesi come testimoniano risultati analitici e raccomandazioni. Il KM è anche una rivista educativa, scientifica e sull'innovazione che ha lo scopo di stimolare aspirazioni formative e professionali tra i somali. Promuove idee ed esperienze dal lavoro dei professionisti, così come da riviste accademiche e innovazioni aziendali. |
URI : | http://hdl.handle.net/2307/4801 | Af: | so |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Articoli - Maqaallo - Articles |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
Kafaalo Magazine_2013.pdf | 4.12 MB | Adobe PDF | Muuji/fur |
Page view(s)
164
Last Week
0
0
Last month
7
7
checked on Nov 24, 2024
Download(s)
203
checked on Nov 24, 2024
Google ScholarTM
Check
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons