Please use this identifier to cite or link to this item:
http://hdl.handle.net/2307/40630
Title: | Lessico Naturalistico Somalo | Authors: | Barosso, Giampaolo | Editors: | Puglielli, Annarita | Discipline: | ::Soggettario Centro Studi Somalo::SCIENZE NATURALI ::Soggettario Centro Studi Somalo::LINGUISTICA::Lessico ::Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Culuunta dabiiciga ::Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Cilmi-afeed::ereyo ::Center for Somali Studies List of Subjects::Natural science ::Center for Somali Studies List of Subjects::Linguistics::lexicon |
Keywords: | lessico scienze naturali zoologia botanica ereyo culuunta dabiiciga cilmiga dhirta cilmiga xayawaanka lexicon natural science zoology botany |
Type: | other | Call Number: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php Original copy preserved by Centro Studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php Nuqulka asliga ah wuxuu ku kaydsan yahay Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed: http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php |
Abstract: | I materiali del Lessico Naturalistico Somalo fanno parte del Progetto di ricerca in campo lessicale che aveva lo scopo di produrre Dizionari Somali, iniziata nel 1977--78 all’interno del Progetto Studi Somali – progetto di cooperazione finanziato dal Ministero degli Affari Esteri Italiano tra l’Università di Roma ‘la Sapienza’ e l’Università Nazionale Somala (cfr. Puglielli A., The Somali Lexical Project. Aims and methods, in M. Putz (ed.), Discrimination through Language in Africa, Berlin-N.Y., Mouton De Gruyter, 1995 ). Lo scopo di questo lavoro era di raccogliere termini di piante e animali. Iniziato con una ricerca bibliografica e la selezione e registrazione dei nomi trovati nella letteratura, in una fase successiva i nomi identificati avrebbero dovuto essere controllati sul campo ed inseriti nel Dizionario, ma questa seconda fase non si è mai realizzata a causa della guerra civile. La decisione di inserire questi materiali nell’archivio è stata presa perché questi materiali possono essere non solo per futuri sviluppi lessicografici ma anche per studiosi interessati a questi campi. Macluumaadka Ereya Dabiiciadda Soomaaliyeed wuxuu qayb ka yahay mashruuca cilmibaadris ereyo, oo loo dan lahaa in laga soo saaro Qaamuusyo Soomaaliyeed, oo diyaarintooda la billaabay 1977-78, howshaasoo ka mid ahayd Mashruuca Cilmibaarista Soomaaliyeed – waa mashruuc iskaashi, oo ay maalgelisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Talyaaniga, oo ay iska kaashanaayeen Jaamacadda Rome ‘la Sapienza' iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (eeg Puglielli A., The Somali Lexical Project. Aims and methods, in M. Putz (ed.), Discrimination through Language in Africa, Berlin-N.Y., Mouton De Gruyter, 1995). Ujeeddada shaqadan ayaa waxay ahayd in la ururiyo ereyada dhirta iyo xoolaha. Waxaa lagu billaabay baarista raadraacyo buugag iyo xulasho iyo diwaangalinta magacyada laga dhex helay suugaanta, waxayna ahayd in marxalada xigta, magacyadii la aqoonsaday lagu baaro degaankooda, lana galiyo Qaamuuska, laakiin wejigan labaad marnaba ma dhicin dagaalladii sokeeye awgood. Sababta haatan loo qaatay go'aanka ah in macluumaadkan lagu biiriyo kaydka waxay tahay in laga faa’daysto macluumaadkan oo noqon kara kuwa waxtar u leh horumarinta qaamuusyada mustaqbalka, sidoo kalena wuxuu wax u tari karaa aqoonyahannada xiiseynaya arrimahan. The materials in the Somali Naturalistic Lexicon are part of the Lexical Research Project aimed at the production of Somali dictionaries started in 1977-78 as part of the Somali Studies Project - a cooperation project financed by the Italian Ministry of Foreign Affairs between The Somali National University and the Università di Roma ‘La Sapienza’ ( see Puglielli A., The Somali Lexical Project. Aims and methods, in M. Putz (ed.), Discrimination through Language in Africa, Berlin-N.Y., Mouton De Gruyter, 1995 ). This work was meant to collect terms of plants and animals. It started with a bibliographical research and a scrutiny of the Somali terms referring to plants and animals found in the literature. In a successive phase the lexical items identified would have to be checked with fieldwork. This second phase was never reached because of the civil war. The decision to put the collected materials in the Archive was taken because they could represent useful information for people interested in these fields. |
metadata.dc.description.other: | Nel Lessico Naturalistico Somalo ci sono materiali di ricerca descritti nell’Abstract. E’ costituito da una bibliografia di 230 titoli che copre un periodo di circa un secolo in cui compaiono termini relativi a piante e animali della Somalia, e di due data base uno relativo alla botanica e uno alla zoologia. I dati sono forniti in più di un formato (excel, DB etc) per renderlo più facilmente consultabile. Ereyada Dabiiciadda Soomaaliyeed waxa laga dhex helayaa macluumaad cilmibaariseed oo lagu sharraxay qaybta Mucda. Wuxuuna ka kooban yahay raadraac ka kooban 230 cinwaan oo soo saaridda qoraalladoodu ay socotay muddo qarni ku dhow, kuwaasoo ka dhex muuqda ereyo la xiriira dhirta iyo xoolaha Soomaaliya, iyo labo keyd xogeed oo kala ah: mid la xiriira cilmiga dhirta iyo mid ku saabsan cilmiga xayawaanka. Xogahan oo idil waxaa lagu soo bandhigay in ka badan hal qaab (excel, DB iwm) si dad badan ay ugu fududaato la tashiga ama daalacsashadooda. The Somali Naturalistic Lexicon contains research materials that are described in the Abstract. It includes a Bibliography with 230 items that covers a period of about a century, in which we found terms for plants and animals present in Somalia, and two data bases, one for botany and one for zoology. All date are given in more than one format (excel, DB etc.) in order to make it available to the largest number of people possible. |
URI: | http://hdl.handle.net/2307/40630 | Language: | en it so |
Appears in Collections: | Documenti Inediti - Qoraallo aan la daabacin - Unpublished Documents |
Files in This Item:
File | Description | Size | Format | |
---|---|---|---|---|
Introduzione & Appendice_LNS.pdf | 52.78 kB | Adobe PDF | View/Open | |
2_LNS_Bibliografia.pdf | 864.92 kB | Adobe PDF | View/Open | |
2_LNS_Botanica.pdf | 3.47 MB | Adobe PDF | View/Open | |
2_LNS_Zoologia.pdf | 1.45 MB | Adobe PDF | View/Open | |
3_LNS_excel_database botanica e zoologia.xlsx | 146.64 kB | Microsoft Excel XML | View/Open | |
4_LNS_Access Database.accdb | 8.62 MB | Unknown | View/Open | |
LNS_Database HTML.zip | 826.12 kB | Unknown | View/Open |
Page view(s)
330
checked on Nov 4, 2024
Download(s)
653
checked on Nov 4, 2024
Google ScholarTM
Check
Items in DSpace are protected by copyright, with all rights reserved, unless otherwise indicated.