Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/2054
Cinwaan: A field guide to the Mammals of Africa including Madagascar.
Qore: Halternorth, Theodor
Diller, Helmut
Mowduuca: Center for Somali Studies List of Subjects::Natural science::zoology
Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Culuunta dabiiciga::cilmiga xoolaha
Soggettario Centro Studi Somalo::SCIENZE NATURALI::Zoologia
Ereyga furaha: zoology
mammals
classification
Africa
cilmiga xoolaha
naaslay
abla'ablayn
Afrika
zoologia
mammiferi
classificazione
Africa
Taariikhda qoraalka: 1980
Tifaftire: Collins
Nooca: Book
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Bog: 400
Abstract: The book is a manageable guide to the mammals, covering all Africa from the Mediterranean coast to the Cape of Good Hope, and the offshore islands from Fernando Poo to Zanzibar and Socotra, as well as Madagascar. It presents in a summarised form, details of appearance, structure, measurements, weights, distribution, habitat, activity and locomotion, voice, sense organs, enemies, food, social life, breeding, growth and longevity of the species.
Guida pratica ai mammiferi, relativa a tutto il territorio africano, dal Mediterraneo a Capo di Buona Speranza, comprendente anche le isole in largo mare, da Fernando Poo a Zanzibar, Socotra e Madagascar. Presenta in forma sintetica, dettagli fisici, struttura, misure, peso, distribuzione territoriale, habitat, attività e movimento, verso, organi di senso, nemici, cibo, vita sociale, allevamento, sviluppo e longevità della specie.
Buug ku saabsan naasleyda degaannada Afrika oo dhan, laga billaabo xeebaha Badda Dhexe ilaa cirifta hoose "cape of Good Hope", waxaa ka mid ah xitaa jasiiradaha laga billaabo Fernando Poo ilaa Zanzibar, Soqotra ilaa Madagascar. Wuxuu u soo bandhigayaa si kooban, muuqaallo faahfaahsan, dhismaha, cabbirka, culayska, dhulka laga helo, hoyga, waxqabadka iyo dhaqdhaqaaqa, jihada, xubnaha dareenka, dhaqan bulshadeedka, dhaqashada, cadaawada, cunnada, tarmidda iyo cimridheerida.
Sifayn: It contains over 350 colour illustrations and 245 distribution maps.
Waxaa ku jira 350 hogatus oo midabaysan iyo 245 khariidad filiqsanaan.
Contiene più di 350 illustrazioni colorate e 245 mappe di distribuzione.
Goobta: London
URI : http://hdl.handle.net/2307/2054
Af: en
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Libri - Buugaag - Books

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
A field Guide to the Mammals of Africa.pdf13.11 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

289
checked on Nov 21, 2024

Download(s)

1,174
checked on Nov 21, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons