Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/1815
Cinwaan: | Hobey hooheey maqalay warlay | Diyaariye: | Giannattasio, Francesco | Hoobal: | Faaduma Cali Jaamac e Shamiis Cali Abokor (Daarood Dhulbaante della regione Sol) | Mowduuca: | Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione) | Ereyga furaha: | hees hawl daaq ri' dumar canto lavoro pascolo capra donna song work grazing goat women |
Nooca duubista: | Canto | Taariikhda qoraalka: | 7-Aug-2013 | Taariikhda la sameeyay: | 23-Sep-1998 | Nooca: | Sound | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Sifayn: | "Hobey hoobeey maqalay warlay", hees maqaleed, hees u gaar ah riyaha. F. Giannattasio ayaa ka duubay 23/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah oo ay ka soo kala jeedaan qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka Wasaaradda Beeraha), Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Hobey hooheey maqalay warlay" (O capretta ingenua), incipit; hees-maqaleed o heesta maqasha: canto per pascolare i capretti. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 23 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso l’abitazione privata di Cumar Ibraahiim, Ministro dell'Agricoltura della V regione, Axmed Faarax Cali “Idaajaa” e Simone Tarsitani._-_"Hobey hooheey maqalay warlay" (Oh naive little goat), opening words; hees-maqaleed or heesta maqasha, song to graze goats. Recorded by Francesco Giannattasio on September, 23rd 1998 in Jigjiga, in the 5th region (Somalia) of Ethiopia, at Cumar Ibraahiim's place (Agriculture Minister of the 5th region); main group/clan: Somalis belonging to different clans. In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa” and Simone Tarsitani. | Goobta: | Jigjiga, Etiopia | URI : | http://hdl.handle.net/2307/1815 | Af: | so | Muuddo: | 1' 32'' | Qaabka asalka ah: | Registrazione con TASCAM DA-P1, campionam. 44,1 khz / 16 bit |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Audio - Maqal - Audios |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
03-Hobey hooheey maqalay.mp3 | 2.06 MB | MP3 | Muuji/fur |
Page view(s)
177
checked on Nov 23, 2024
Download(s)
163
checked on Nov 23, 2024
Google ScholarTM
Check
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons