Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1814
Cinwaan: Hoobala, hoobala-yeey hee
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Faaduma Cali Jaamac e Shamiis Cali Abokor
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: cayaar
hees
haan
danza
canto
haan
dance
song
haan
Nooca duubista: Danza
Taariikhda qoraalka: 7-Aug-2013
Taariikhda la sameeyay: 23-Sep-1998
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Hoobala, hoobaalayee hee", haan, nooc saar oo la ciyaaro xilliyad barwaaqada. F. Giannattasio ayaa ka duubay 23/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah oo ay ka soo kala jeedaan qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka Wasaaradda Beeraha), Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Hoobala, hoobala-yeey hee" (verso stereotipo); haan: danza della stagione fertile, spesso con trance (in altre regioni detta anche 'saar'). Modo di esecuzione: voci, tamburo (tanica di plastica), mani. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 23 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso l’abitazione privata di Cumar Ibraahiim, Ministro dell'Agricoltura della V regione: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” e Simone Tarsitani._-_"Hoobala, hoobala-yeey hee" (stereotype verse); haan: dance of the fertile season, often with trance sessions (called 'saar' in other regions). Performance: vocals, drum (plastic tank), hands. Recorded by Francesco Giannattasio on September, 23rd 1998 in Jigjiga, in the 5th region (Somalia) of Ethiopia, at Cumar Ibraahiim's place (Agriculture Minister of the 5th region); main group/clan: Somalis belonging to different clans. In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa” and Simone Tarsitani.
Goobta: Jigjiga, Etiopia
URI : http://hdl.handle.net/2307/1814
Af: so
Muuddo: 5' 04''
Qaabka asalka ah: Registrazione con TASCAM DA-P1, campionam. 44,1 khz / 16 bit
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
05-Hoobaala hoobaala.mp36.51 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

69
checked on Apr 20, 2024

Download(s)

116
checked on Apr 20, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons