Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1813
Cinwaan: Naa waa goor gaaban gabbal dha-/-cay na wuu jiraayo
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Faaduma Cali Jaamac e Shamiis Cali Abokor
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: hees
hawl
aqal
canto
lavoro
capanna
song
work
hut
Nooca duubista: Canto
Taariikhda qoraalka: 7-Aug-2013
Taariikhda la sameeyay: 23-Sep-1998
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Naa waa goor gaaban dh-/-cay na wuu jiraayo", hees alool. F. Giannattasio ayaa ka duubay 23/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah oo ay ka soo kala jeedaan qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka Wasaaradda Beeraha), Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Naa waa goor gaaban gabbal dha-/-cay na wuu jiraayo" (Ehi tu, il tempo è poco, e c’è il tramonto del sole), incipit; hees-alool: canto per la costruzione della rete di bastoni del letto dell'aqal (la casa mobile dei nomadi). Modo di esecuzione: voci, tamburo (tanica di plastica), mani. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 23 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso l’abitazione privata di Cumar Ibraahiim, Ministro dell'Agricoltura della V regione: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” e Simone Tarsitani._-_"Naa waa goor gaaban gabbal dha-/-cay na wuu jiraayo" (Ehi you, there's no time and the sun is going down), opening words; hees-alool: song for the building of wooden nets for the bed in the aqal (nomads' mobile home). Performance: vocals, drum (plastic tank), hands. Recorded by Francesco Giannattasio on September, 23rd 1998 in Jigjiga, in the 5th region (Somalia) of Ethiopia, at Cumar Ibraahiim's place (Agriculture Minister of the 5th region); main group/clan: Somalis belonging to different clans. In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa” and Simone Tarsitani.
Goobta: Jigjiga, Etiopia
URI : http://hdl.handle.net/2307/1813
Af: so
Muuddo: 1' 49''
Qaabka asalka ah: Registrazione con TASCAM DA-P1, campionam. 44,1 khz / 16 bit
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
06-Naa waa goor.mp32.44 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

134
checked on Jul 3, 2024

Download(s)

186
checked on Jul 3, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons