Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/1811
Cinwaan: | Hoohoobay, na hoobay, na hoobay | Diyaariye: | Giannattasio, Francesco | Hoobal: | Shamiis Cali Abokor | Mowduuca: | Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione) | Ereyga furaha: | hees subag diyaarinta canto preparazione del burro song butter preparation |
Nooca duubista: | Canto | Taariikhda qoraalka: | 7-Aug-2013 | Taariikhda la sameeyay: | 23-Sep-1998 | Nooca: | Sound | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Sifayn: | "Hoohoobey, na hoobey", hees caano-ruxidda (hees culidda haana). F. Giannattasio ayaa ka duubay 23/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah oo ay ka soo kala jeedaan qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka Wasaaradda Beeraha), Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Hoohoobay, na hoobay, na hoobay" (verso stereotipo), incipit; heesta caano-ruxidda: canto per la preparazione del burro (ma in loco è stato presentato col nome 'heesta culidda haana': canto per disinfettare il recipiente haan). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 23 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso l’abitazione privata di Cumar Ibraahiim, Ministro dell'Agricoltura della V regione: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” e Simone Tarsitani._-_"Hoohoobay, na hoobay, na hoobay" (stereotype verse), opening words; heesta caano-ruxidda: song for the preparation of the butter (although it has been presented as 'heesta culidda haana': song to disinfect the haan container). Recorded by Francesco Giannattasio on September, 23rd 1998 in Jigjiga, in the 5th region (Somalia) of Ethiopia, at Cumar Ibraahiim's place (Agriculture Minister of the 5th region); main group/clan: Somalis belonging to different clans. In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa” and Simone Tarsitani. | Goobta: | Jigjiga, Etiopia | URI : | http://hdl.handle.net/2307/1811 | Af: | so | Muuddo: | 35'' | Qaabka asalka ah: | Registrazione con TASCAM DA-P1, campionam. 44,1 khz / 16 bit |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Audio - Maqal - Audios |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
08-Hoohoobay na hoobay.mp3 | 629.16 kB | MP3 | Muuji/fur |
Page view(s)
122
checked on Nov 23, 2024
Download(s)
79
checked on Nov 23, 2024
Google ScholarTM
Check
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons