Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/1810
Cinwaan: | Waxay tidhi, xee xooxexee | Diyaariye: | Giannattasio, Francesco | Hoobal: | Faaduma Cali Jaamac e Shamiis Cali Abokor | Mowduuca: | Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione) | Ereyga furaha: | hees hawl daaq ari dumar canto lavoro pascolo pecore donne song work grazing sheep women |
Nooca duubista: | Canto | Taariikhda qoraalka: | 7-Aug-2013 | Taariikhda la sameeyay: | 23-Sep-1998 | Nooca: | Sound | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Sifayn: | "Waxay tidhi, xee xooxexee", hees ari. F. Giannattasio ayaa ka duubay 23/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah oo ay ka soo kala jeedaan qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka Wasaaradda Beeraha), Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Waxay tidhi, xee xooxexee" (Lei ha detto 'xee xooxexee'), incipit; hees-ari canto per la capre (e, in generale, per il pascolo degli ovini). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 23 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso l’abitazione privata di Cumar Ibraahiim, Ministro dell'Agricoltura della V regione: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” e Simone Tarsitani._-_"Waxay tidhi, xee xooxexee" (She said 'xee xooxexee'), opening words; hees-ari, song for the goats (in general, to graze sheep). Recorded by Francesco Giannattasio on September, 23rd 1998 in Jigjiga, in the 5th region (Somalia) of Ethiopia, at Cumar Ibraahiim's place (Agriculture Minister of the 5th region); main group/clan: Somalis belonging to different clans. In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa” and Simone Tarsitani. | Goobta: | Jigjiga, Etiopia | URI : | http://hdl.handle.net/2307/1810 | Af: | so | Muuddo: | 1' 05'' | Qaabka asalka ah: | Registrazione con TASCAM DA-P1, campionam. 44,1 khz / 16 bit |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Audio - Maqal - Audios |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
09-Waxay tidhi.mp3 | 1.41 MB | MP3 | Muuji/fur |
Page view(s)
114
checked on Nov 23, 2024
Download(s)
97
checked on Nov 23, 2024
Google ScholarTM
Check
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons