Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1809
Cinwaan: Hidiyaaalayow, ma adiga yidhi?
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Xasan Axmed Cabdi “Madaxey”, Cabdullaahi Caydiid “Timacadde”, Maxamed Axmed Oogle “Makeyte”
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: hees
hawl
geel
canto
lavoro
cammello
song
work
camel
Nooca duubista: Canto
Taariikhda qoraalka: 7-Aug-2013
Taariikhda la sameeyay: 23-Sep-1998
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Hidiyaalayow, ma adigaa yidhi?", hees geel, nooca ay yaqaanaan Ogaadeenka dega gobolka Doollo, agagaarka Wardheer. F. Giannattasio ayaa ka duubay 24/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (Soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah, oo ka soo jeeda qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti. _"Hidiyaalayow, ma adiga yidhi?" (Hai detto tu 'hidiyaalayow'?), incipit; hees-geel: canto per l'abbeverata dei cammelli, tipico dei Darood Ogaadeen (regioni del Doollo, dintorni di Wardheer). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 24 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso l’abitazione privata di Cumar Ibraahiim, Ministro dell'Agricoltura della V regione: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” e Simone Tarsitani._-_"Hidiyaalayow, ma adiga yidhi?" (Did you say 'yidiyaalayow'?), opening words; hees-geel: song to water camels, typical of Darood Ogaadeen (Doollo region, surroundings of Wardheer). Recorded by Francesco Giannattasio on September, 24th 1998 in Jigjiga, in the 5th region (Somalia) of Ethiopia, at Cumar Ibraahiim's place (Agriculture Minister of the 5th region); main group/clan: Somalis belonging to different clans. In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa” and Simone Tarsitani.
Goobta: Jigjiga, Etiopia
URI : http://hdl.handle.net/2307/1809
Af: so
Muuddo: 6' 32''
Qaabka asalka ah: Registrazione con TASCAM DA-P1, campionam. 44,1 khz / 16 bit
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
11-Hidiyaalayow.mp38.7 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

88
checked on Apr 23, 2024

Download(s)

133
checked on Apr 23, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons