Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1808
Cinwaan: Alla siduu caynku kuu gubay weeye
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Xasan Axmed Cabdi “Madaxey”, Cabdullaahi Caydiid “Timacadde”, Maxamed Axmed Oogle “Makeyte”
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: hees
geel
hawl
salsal
canto
cammello
lavoro
salsal
song
camel
work
salsal
Nooca duubista: Canto
Taariikhda qoraalka: 7-Aug-2013
Taariikhda la sameeyay: 23-Sep-1998
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Alla siduu canku kuu gubay weeye", hee la qaado marka awrka la rarayao. F. Giannattasio ayaa ka duubay 24/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (Soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah, oo ka soo jeeda qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka wasaaradda beeraha) Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_“Alla siduu caynku kuu gubay weeye” (Così come ti ha bruciato la corda del basto), incipit; salsal: canto per il caricamento del basto sui cammelli. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 24 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso l’abitazione privata di Cumar Ibraahiim, Ministro dell'Agricoltura della V regione: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” e Simone Tarsitani._-_“Alla siduu caynku kuu gubay weeye” (Just as the rope of the saddle burned you), opening words; salsal: song to the saddling of camels. Recorded by Francesco Giannattasio on September, 24th 1998 in Jigjiga, in the 5th region (Somalia) of Ethiopia, at Cumar Ibraahiim's place (Agriculture Minister of the 5th region); main group/clan: Somalis belonging to different clans. In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa” and Simone Tarsitani.
Goobta: Jigjiga, Etiopia
URI : http://hdl.handle.net/2307/1808
Af: so
Muuddo: 1' 08''
Qaabka asalka ah: Registrazione con TASCAM DA-P1, campionam. 44,1 khz / 16 bit
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
14-Alla siduu.mp31.69 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

83
Last Week
0
Last month
5
checked on Apr 19, 2024

Download(s)

157
checked on Apr 19, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons