Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1798
Cinwaan: Musica di danza (3)
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Xasan Xuseyn Buube; officiante (Naa'ib tumburi); suonatori non precisati
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: culto di possessione
Nuumbi
shareero
lumiya
tamburo
waxyaabaha lagu jidboodo
Nuumbi
shareero
lumiya
durbaan
possession ceremony
Nuumbi
shareero
lumiya
drum
Nooca duubista: Rito
Taariikhda qoraalka: 7-Aug-2013
Taariikhda la sameeyay: 25-Jan-1985
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: Musica di danza, culto del Nuumbi (in funzione). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 25 gennaio 1985 nel villaggio di Buulo Sheekh (Qoriooley - Shabeellada Hoose), relativa a una seduta rituale del culto di possessione del Nuumbi. Modo di esecuzione: shareero (lumiya), tre tamburi, battito di mani, voci. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_Muusika qoobkaciyaar, ciyaarta Nuumbiga. F. Giannattasio ayaa 25/01/1985 cayaartan Nuumbiga ka duubay goob ay ka dhaceysay oo ahayd Buulo Sheekh (Qoryooley – Sh/Hoose), waxyaabaha loo adeegsadayna waxaa ka mid ah: shareero, saddex durbaan, sacab iyo codad. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Awees Maxamed Waasuge, oo markaas ka ahaa soosaare Masraxa Qaranka Soomaaliyeed, islamarkiina kaaliye u ahaa Giannattasio xagga baarista muusikada muddada u dhexeysay 1984-1989._-_Music of dance, Nuumbi possession ceremony. Ritual session of Nuumbi possession ceremony recorded by Francesco Giannattasio on January 25th 1985 in Buulo Sheekh village (Qoriooley - Lower Shabeel). Performance: shareero (lumiya), three drums, hands, voices. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989.
Goobta: Buulo Sheekh, Qoriooley, Basso Scebeli, Somalia
URI : http://hdl.handle.net/2307/1798
Af: so
Muuddo: 1' 33''
Qaabka asalka ah: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
11.Musica di danza.mp31.45 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

55
Last Week
0
Last month
2
checked on Apr 19, 2024

Download(s)

61
checked on Apr 19, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons