Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1793
Cinwaan: Qasiido (3)
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Gruppo di fedeli
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: ciyaar diimeed
xayaad
hees
shanbal
reeme
rito religioso
xayaad
canto
crotalo
timpano
religious ceremony
xayaad
song
crotales
kettledrum
Nooca duubista: Rito
Taariikhda qoraalka: 7-Aug-2013
Taariikhda la sameeyay: 4-May-1985
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: Qasiido, aan la fahmayn oo raacsan ciyaarta xayaadka. Waxaa loo adeegsaday: cod, shanbal, labo reeme. F. Giannattasio ayaa duubay 04/05/85, isagoo jooga Jasiira, gobolka Banaadir, halkaasoo lagu hayay siyaadarii Sh. Xasan El-Buraale. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_Qasiido: testo non comprensibile; rituale religioso di xayaad, in funzione (ambiente esterno). Modo di esecuzione: voci, crotali (shanbal), due timpani (owlan). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio la sera e la notte del 4 maggio 1985 a Jasiira, nella regione Banaadir, in occasione della siyaaro (commemorazione) per lo Sheekh Xasan (El-)Buraale. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_Qasiido: unintelligible lyrics; xayaad religious ceremony, outwards. Performance: vocals, crotales, two kettledrums. Recorded by Francesco Giannattasio on the evening and night of May, 4th 1985 in Jasiira, in the Banaadir region, on the occasion of siyaaro (memorial) for Sheekh Xasan (El-) Buraale. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989.
Goobta: Jasiira, Banaadir, Somalia
URI : http://hdl.handle.net/2307/1793
Af: so
Muuddo: 1' 16''
Qaabka asalka ah: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
14.qasiido-testo non comprensibile.mp31.16 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

48
Last Week
0
Last month
2
checked on Apr 18, 2024

Download(s)

49
checked on Apr 18, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons