Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1789
Cinwaan: Ay hoobaleey hohoobaleey hoobaleey haddaba (3)
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Sette ragazze (di diverse cabile della Soomaali Galbeed)
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Soggettario Centro Studi Somalo::LETTERATURA::Poesia
Ereyga furaha: maanso
dumar
buraambur
alalaas
poesia
donne
buraambur
trilli
poetry
women
buraambur
trills
Nooca duubista: Poesia
Taariikhda qoraalka: 7-Aug-2013
Taariikhda la sameeyay: 20-Sep-1998
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Ay hoobaaleey hoobaaleey hobaaleey haddaba" buraanbur; waxyaabaha loo adeegsaday: codad, teneg la garaacayo, sacab iyo mashxarad. F. Giannattasio ayaa ka duubay 20/09/98, isagoo jooga Baabile, gobolka IV (Oromo) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah (Daarood Ogaadeen iyo qabaa'il kale ee soomaali Galbeed). Waxaa duubista ka qayb qaatay, iyadoo lagu sugnaa guri gaar ah, Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Ay hoobaleey hohoobaleey hoobaleey haddaba" (verso stereotipo), incipit; buraambur (poesia femminile) dedicato a Idaajaa. Modo di esecuzione: voci, tamburo (tanica di plastica), mani, alalaas (trilli di glottide). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 20 settembre 1998 a Baabile, nella IV regione (Oromia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali (Daarood Ogaadeen e altre cabile della Soomaali Galbeed). Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso un’abitazione privata, Axmed Faarax Cali “Idaajaa”, Simone Tarsitani e Giorgio Banti._-_"Ay hoobaleey hohoobaleey hoobaleey haddaba" (stereotype verse), opening words; buraambur (female poetry) dedicated to Idaajaa. Performance: vocals, drum (plastic tank), hands, alalaas (glottis trills). Recorded by Francesco Giannattasio on September, 20th 1998 in Baabile, in the 4th region (Oromia) of Ethiopia, in a private home; main group/clan: Somalis (Daarood Ogaadeen and other sub-clans of the Soomaali Galbeed). In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa”, Simone Tarsitani and Giorgio Banti.
Goobta: Baabile, Etiopia
URI : http://hdl.handle.net/2307/1789
Af: so
Muuddo: 1' 20''
Qaabka asalka ah: Registrazione con TASCAM DA-P1, campionam. 44,1 khz / 16 bit
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
06-_ Traccia 6.mp31.98 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

67
Last Week
0
Last month
0
checked on Mar 28, 2024

Download(s)

86
checked on Mar 28, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons