Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1786
Cinwaan: Abbaay abbaay (1)
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Seguaci della confraternita
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: caado diimeed
digri
siyaaro
dariiqo
rito
digri
commemorazione
confraternita
ceremony
digri
memorial
brotherhood
Nooca duubista: Rito
Taariikhda qoraalka: 7-Aug-2013
Taariikhda la sameeyay: 28-Jan-1985
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Abbay abbay", digri qaadiriya. F. Giannattasio ayaa duubay 28/01/85, isagoo jooga Muqdisho, xaafadda Cabdulcasiis, halkaasoo lagu hayay siyaadarii Sh. Cabdulcasiis. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Abbaay abbaay", rituale di digri, gruppo femminile e gruppo maschile della Qaadiriya (in funzione). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 28 gennaio 1985 a Mogadiscio presso la Moschea di Cabdilcasiis (quartiere Liido), in occasione della siyaaro (commemorazione) per lo Sheekh Cabdilcasiis, celebrata con il digri (dhikr) dalla confraternita (dariiqo) Qaadiriya; la registrazione si sposta progressivamente dal gruppo femminile verso il gruppo maschile. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Abbaay abbaay", dhikr ceremony, female and male groups of Qaadiriya. Recorded by Francesco Giannattasio on January 28, 1985 at Mogadishu Cabdilcasiis Mosque (Liido district), on the occasion of Sheekh Cabdilcasiis memorial (siyaaro), celebrated through Dhikr by Qaadiriya brotherhood; the recording moves gradually from the female group towards the male group. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/1786
Af: so
Muuddo: 6' 40''
Qaabka asalka ah: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
1.2.Abbaay abbaay - 2 qasiido.mp36.25 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

46
checked on Apr 26, 2024

Download(s)

52
checked on Apr 26, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons