Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/1785
Cinwaan: | Aanu rayfaladii iyo rasaasta ridnee / Soo Raaxa ma joogta reerahayee? | Diyaariye: | Giannattasio, Francesco | Hoobal: | Voci maschili: Maxamed Axmed Oogle “Makeyte” (solista), Xasan Axmed Cabdi “Madaxey”, Cabdullaahi Caydid “Timacadde”; voci femminili: Maryan Faarax Daahir, Adar Cabdi Nuur “Faanta”, Xalwo Bulxan Cali | Mowduuca: | Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione) Soggettario Centro Studi Somalo::LETTERATURA::Poesia |
Ereyga furaha: | maanso dhaanto poesia dhaanto poetry dhaanto |
Nooca duubista: | Poesia | Taariikhda qoraalka: | 7-Aug-2013 | Taariikhda la sameeyay: | 23-Sep-1998 | Nooca: | Sound | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Sifayn: | "Aanu rayfaladii iyo rasaasta ridnee / Soo Raaxa ma joogta reerahayee?", dhaanto nooca 3. Waxaa loo adeegsaday: codad, durbaan teneg caag ah iyo sacab. F. Giannattasio ayaa ka duubay 24/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (Soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah, oo ka soo jeeda qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka wasaaradda beeraha) Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_“Aanu rayfaladii iyo rasaasta ridnee / Soo Raaxa ma joogta reerahayee?" (Dato che dobbiamo sparare col fucile e le pallottole [figur. per indicare un dialogo cantato]/ Raxo è in casa?”; dhaanto, tipo 3. Modo di esecuzione: voci, tamburo (tanica di plastica), mani. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 24 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso l’abitazione privata di Cumar Ibraahiim, Ministro dell'Agricoltura della V regione: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” e Simone Tarsitani._-_“Aanu rayfaladii iyo rasaasta ridnee / Soo Raaxa ma joogta reerahayee?” (As we have to shot with rifle and bullets [fig., to point out a chanted dialogue], is Raxo at home?); dhaanto, type 3. Performance: vocals, drum (plastic tank), hands. Recorded by Francesco Giannattasio on September, 24th 1998 in Jigjiga, in the 5th region (Somalia) of Ethiopia, at Cumar Ibraahiim's place (Agriculture Minister of the 5th region); main group/clan: Somalis belonging to different clans. In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa” and Simone Tarsitani. | Goobta: | Jigjiga, Etiopia | URI : | http://hdl.handle.net/2307/1785 | Af: | so | Muuddo: | 1' 47'' | Qaabka asalka ah: | Registrazione con TASCAM DA-P1, campionam. 44,1 khz / 16 bit |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Audio - Maqal - Audios |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
19-Aanu rayfaladii.mp3 | 2.44 MB | MP3 | Muuji/fur |
Page view(s)
134
Last Week
0
0
Last month
4
4
checked on Nov 24, 2024
Download(s)
154
checked on Nov 24, 2024
Google ScholarTM
Check
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons