Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1783
Cinwaan: Waa dheelli beereedo / Waa dheefsan doontaa / Dhabarow dhibkaa qaado
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Xasan Axmed Cabdi “Madaxey”, Cabdullaahi Caydiid “Timacadde”, Maxamed Axmed Oogle “Makeyte”
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: hees
beerid
canto
semina
song
seeding
Nooca duubista: Canto
Taariikhda qoraalka: 7-Aug-2013
Taariikhda la sameeyay: 23-Sep-1998
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Waa dheelli beereedo / Waa dheefsan doontaa / Dhabarow dhibkaa qaado", hees beereed. F. Giannattasio ayaa ka duubay 24/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (Soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah, oo ka soo jeeda qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Waa dheelli beereedo / Waa dheefsan doontaa / Dhabarow dhibkaa qaado” (Lo squilibrio [del lavoro] dei campi, [ne] trarrai profitto, o schiena sopporta la fatica), prima strofa; hees-beerta: canto per la semina. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 24 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso l’abitazione privata di Cumar Ibraahiim, Ministro dell'Agricoltura della V regione: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” e Simone Tarsitani._-_"Waa dheelli beereedo / Waa dheefsan doontaa / Dhabarow dhibkaa qaado” (You'll make profit from the unbalanced work in the fields, oh back, bear the strain), first verse; hees-beerta: song for the seeding. Recorded by Francesco Giannattasio on September, 24th 1998 in Jigjiga, in the 5th region (Somalia) of Ethiopia, at Cumar Ibraahiim's place (Agriculture Minister of the 5th region); main group/clan: Somalis belonging to different clans. In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa” and Simone Tarsitani.
Goobta: Jigjiga, Etiopia
URI : http://hdl.handle.net/2307/1783
Af: so
Muuddo: 1' 29''
Qaabka asalka ah: Registrazione con TASCAM DA-P1, campionam. 44,1 khz / 16 bit
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
13-Waa dheello beereedo.mp32.37 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

86
checked on Apr 23, 2024

Download(s)

95
checked on Apr 23, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons