Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1779
Cinwaan: Huunoy Mayrguduudoy
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Quattro ragazze (clan Daarood Ogaadeen, Reer Maalinguur)
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: hees
hawl
geel
dumar
canto
lavoro
cammello
donne
song
work
camel
women
Nooca duubista: Canto
Taariikhda qoraalka: 7-Aug-2013
Taariikhda la sameeyay: 20-Sep-1998
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Huunoy Mayrguduudoy", hees hawleed haweenka qaada F. Giannattasio ayaa ka duubay 20/09/98, isagoo jooga Baabile, gobolka IV (Oromiya) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah (Daarood Ogaadeen iyo qabaa'il kale ee soomaali Galbeed). Waxaa duubista ka qayb qaatay, iyadoo lagu sugnaa guri gaar ah, Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Huunoy Mayrguduudoy" (O, cara "Erba-Rossa"), canto di lavoro per i cammelli, femminile. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 20 settembre 1998 a Baabile, nella IV regione (Oromia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali (Daarood Ogaadeen e altre cabile della Soomaali Galbeed). Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso un’abitazione privata, Axmed Faarax Cali “Idaajaa”, Simone Tarsitani e Giorgio Banti._-_"Huunoy Mayrguduudoy" (Oh beloved "Red-Grass"), female work song for camels. Recorded by Francesco Giannattasio on September, 20th 1998 in Baabile, in the 4th region (Oromia) of Ethiopia, in a private house; main group/clan: Somalis (Daarood Ogaadeen and other sub-clans of the Soomaali Galbeed). In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa”, Simone Tarsitani and Giorgio Banti.
Goobta: Baabile, Etiopia
URI : http://hdl.handle.net/2307/1779
Af: so
Muuddo: 48''
Qaabka asalka ah: Registrazione con TASCAM DA-P1, campionam. 44,1 khz / 16 bit
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
14-Huunoy.mp31.08 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

66
Last Week
0
Last month
0
checked on Apr 19, 2024

Download(s)

99
checked on Apr 19, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons