Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/1766
Cinwaan: | Abow heleli hoobow | Diyaariye: | Giannattasio, Francesco | Hoobal: | Xaji "Baalbaal" | Mowduuca: | Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione) | Ereyga furaha: | hees geel hawl salsal canto cammello lavoro salsal song camel work salsal |
Nooca duubista: | Canto | Taariikhda qoraalka: | 7-Aug-2013 | Taariikhda la sameeyay: | 30-Apr-1985 | Nooca: | Sound | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Sifayn: | "Abbow heleli hoobo", salsal, hees la qaado marka awrta la rarayo. F. Giannattasio ayaa 30/04/85, isagoo jooga gurigiisa ku yaalla Liido ee Moqdisho, ka duubay Diiriye Faarax Cali oo loo yaqaan "Xaaji Baalbaal". Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89. _-_"Abow heleli hoobow" (verso stereotipo), incipit; salsal, canto ritmico eseguito quando si caricano i cammelli. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 30 aprile 1985 a Mogadiscio (nella propria abitazione al Liido), con Diiriye Faarax Cabdi, detto Xaaji "Baalbaal". Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Abow heleli hoobow" (stereotype verse), opening words; salsal, rhythmic chant performed when loading the camels. Recorded by Francesco Giannattasio on April, 30th 1985 in Mogadishu (at Liido home), with Diiriye Faarax Cabdi, called Xaaji "Baalbaal". In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989. | Goobta: | Mogadiscio | URI : | http://hdl.handle.net/2307/1766 | Af: | so | Muuddo: | 1' 14'' | Qaabka asalka ah: | Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13 |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Audio - Maqal - Audios |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
30.Abow heleli hoobow.mp3 | 1.23 MB | MP3 | Muuji/fur |
Page view(s)
166
Last Week
0
0
Last month
3
3
checked on Nov 23, 2024
Download(s)
204
checked on Nov 23, 2024
Google ScholarTM
Check
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons