Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1731
Cinwaan: a) Meel doora ka jeertay duur waaye; b) Minaa alkuunkaa ku uureeyaa
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Circa dieci pescatori
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: hees
kalluumayste
canto
pescatore
song
fisherman
Nooca duubista: Canto
Taariikhda qoraalka: 26-Jul-2013
Taariikhda la sameeyay: 22-Apr-1985
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Meel doora ka yeertay duur waaye" , "Minaa alkunkaa ku uureeyaa", hees badeed. F. Giannattasio ayaa ka duubay 22/04/85, koox kalluumaysato ah oo ku nool Jasiira, gobolka Banaadir. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Meel doora ka jeertay duur waaye” (Il luogo in cui canta il gallo è boscaglia), "Minaa alkunkaa ku uureeyaa" (Se il tuo fidanzato ti mette incinta), incipit; canti dei pescatori. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 22 aprile 1985 a Jasiira, nella regione Banaadir, con un gruppo di pescatori del villaggio. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Meel doora ka jeertay duur waaye” (The place where the cock sings is the bush), "Minaa alkunkaa ku uureeyaa" (If your boyfriend gets you pregnant), opening words; fishermen songs. Recorded by Francesco Giannattasio on April, 22th 1985 at Jasiira, in the Banaadir region, with a group of fishermen of the village. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989.
Goobta: Jasiira, Banaadir, Somalia
URI : http://hdl.handle.net/2307/1731
Af: so
Muuddo: 5' 08''
Qaabka asalka ah: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
12.a-b.mp34.79 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

73
Last Week
0
Last month
0
checked on Jul 22, 2024

Download(s)

139
checked on Jul 22, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons