Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1729
Cinwaan: a) Maayaa sabartee; b) Kayoole i gee; c) Isha marmaro heeliyaa; d) Muumow Ala waa; e) Taagoole i gee; f) Laan mareerta fuushee; g) Gariira geed fuulee; h) Shimbiraa sheereysa; i) Tugaal qaboo
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Circa dieci pescatori
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: hees
kalluumayste
canto
pescatore
song
fisherman
Nooca duubista: Canto
Taariikhda qoraalka: 26-Jul-2013
Taariikhda la sameeyay: 22-Apr-1985
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Maayaa sabartee", "Kayoole i gee", "Ishaa marmaro heeliyaa", "Muumow ala waa", "Taagole i gee", "Laan mareerta fuushee", "Gariira geed fuulee", "Shimbiraa sheereysa", "Tugaal qaboo", heeso kalluumaysato. F. Giannattasio ayaa ka duubay 22/04/85, koox kalluumaysato ah oo ku nool Jasiira, gobolka Banaadir. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Maayaa sabartee" (Il mare ha avuto pazienza), "Kayoole i gee" (Portami a Kayoole), "Isha marmaro heeliyaa" (Stropicciati gli occhi), "Muumow Ala waa" (È Muumo Ala), "Taagoole i gee" (Portami a Taagoole), "Laan mareerta fuushee" (Il frutto mareer che sta su un ramo), "Gariira geed fuulee" (Un falco salì su un albero), "Shimbiraa sheereysa" (Gli uccelli si stanno ammucchiando), "Tugaal qaboo" (Colui che ha la preghiera), incipit; canti dei pescatori. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 22 aprile 1985 a Jasiira, nella regione Banaadir, con un gruppo di pescatori del villaggio. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Maayaa sabartee" (The sea was patient), "Kayoole i gee" (Take me to Kayoole), "Isha marmaro heeliyaa" (Rub your eyes), "Muumow Ala waa" (He is Muumo Ala), "Taagoole i gee" (Take me to Taagoole), "Laan mareerta fuushee" (The mareer fruit that is on a branch), "Gariira geed fuulee" (A hawk climbed up a tree), "Shimbiraa sheereysa" (The birds are gathering), "Tugaal qaboo" (He who has the prayer), opening words; fishermen songs. Recorded by Francesco Giannattasio on April, 22th 1985 at Jasiira, in the Banaadir region, with a group of fishermen of the village. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989.
Goobta: Jasiira, Banaadir, Somalia
URI : http://hdl.handle.net/2307/1729
Af: so
Muuddo: 10' 41''
Qaabka asalka ah: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
10.a-i.mp310 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

121
Last Week
0
Last month
1
checked on Nov 21, 2024

Download(s)

97
checked on Nov 21, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons