Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/1726
Cinwaan: | Ajaajumow / Ale jira waaye | Diyaariye: | Giannattasio, Francesco | Hoobal: | Circa dieci pescatori | Mowduuca: | Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione) | Ereyga furaha: | hees kalluumayste canto pescatore song fisherman |
Nooca duubista: | Canto | Taariikhda qoraalka: | 26-Jul-2013 | Taariikhda la sameeyay: | 22-Apr-1985 | Nooca: | Sound | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Sifayn: | "Ajaajumow / Ale jira waaye", hees badeed. F. Giannattasio ayaa ka duubay 22/04/85, koox kalluumaysato ah oo ku nool Jasiira, gobolka Banaadir. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Ajaajumow / Ale jira waaye" (Ajaajumo / è un dio che esiste), canto dei pescatori (hees baddeed). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 22 aprile 1985 a Jasiira, nella regione Banaadir, con un gruppo di pescatori del villaggio. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Ajaajumow / Ale jira waaye" (Ajaajumo / is an existing god), fishermen song (hees baddeed). Recorded by Francesco Giannattasio on April, 22th 1985 at Jasiira, in the Banaadir region, with a group of fishermen of the village. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989. | Goobta: | Jasiira, Banaadir, Somalia | URI : | http://hdl.handle.net/2307/1726 | Af: | so | Muuddo: | 2' 29'' | Qaabka asalka ah: | Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13 |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Audio - Maqal - Audios |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
8.Ajaajumow Ale jira waaye.mp3 | 2.41 MB | MP3 | Muuji/fur |
Page view(s)
145
Last Week
0
0
Last month
0
0
checked on Nov 23, 2024
Download(s)
134
checked on Nov 23, 2024
Google ScholarTM
Check
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons