Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1723
Cinwaan: Sidii naag dheliwaydoo / Dhawaan Eebbe wax siiyay
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Sheekh Caaqib Cabdullahi Jamac
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: hees
carrageddin
canto
aratura
song
plowing
Nooca duubista: Canto
Taariikhda qoraalka: 26-Jul-2013
Taariikhda la sameeyay: 17-Apr-1985
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Sidii naag dheliweydo / Dhawaan Eebbe wax siiyay"; heesta dibida: hees loogu talaggalay carrageddinta. F. Giannattasio ayaa duubay 17/4/85, isagoo jooga jardiinka guriga Sh. Caqiib Cabdullaahi Jaamac "Qumbixaali" oo ka tirsan dariiqada Saylaciya (laan ka tirsan Qaadiriya). Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Sidii naag dheliwaydoo / Dhawaan Eebbe wax siiyay" (Come una donna sterile / A cui recentemente Dio ha dato un figlio), incipit; heesta dibida: canto per l'aratura ("dibida beeraha lagu qodo" = per i buoi che tirano l'aratro). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 17 aprile 1985 a Mogadiscio, nel giardino dell'abitazione di Sheekh Caaqib Cabdullahi Jamac "Qunbixaali", esponente della dariiqo Seyliciya (filiazione della Qaadiriya). Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Sidii naag dheliwaydoo / Dhawaan Eebbe wax siiyay" (As an infertile woman / To whom God has recently given a child) opening words; heesta dibida: song for plowing ("dibida beeraha lagu qodo" = for the oxen pulling the plow). Recorded by Francesco Giannattasio on April, 17th 1985 in Mogadishu, in the garden of Sheekh Caaqib Cabdullahi Jamac "Qunbixaali"'s house, member of the dariiqo Seyliciya (affiliated to Qaadiriya). In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/1723
Af: so
Muuddo: 1' 24''
Qaabka asalka ah: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
5.Sidii naag dheliwaydoo Dhawaan Eebbe wax siiyay.mp31.29 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

406
checked on Apr 25, 2024

Download(s)

270
checked on Apr 25, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons