Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/1721
Cinwaan: | Ammaanta Faadumo Rasuul | Diyaariye: | Giannattasio, Francesco | Hoobal: | Sheekh Caaqib Cabdullahi Jamac; Sheekh Cabdi Waadi; Adan Cabdi Gaas; Sheekh Maxamuud Maxamed-Cadar Cismaan | Mowduuca: | Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione) | Ereyga furaha: | caado Digri dariiqo nasaro rito Digri confraternita tamburo ceremony Dikri brotherhood drum |
Nooca duubista: | Rito | Taariikhda qoraalka: | 26-Jul-2013 | Taariikhda la sameeyay: | 17-Apr-1985 | Nooca: | Sound | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Sifayn: | "Ammaanta Faadumo Rasuul", qasiido Qaadiriyadii Saylac qaab ahaan waxaa laga dhaxlay Sh. Ismaaciil Muqdisho, oo ka keenay Sh. Xamsa. Digri codsi lagu sameeyey. Waxaa loo adeegsaday: codad, nasaro, sacab. F. Giannattasio ayaa duubay 17/3/85, isagoo jooga jardiinka guriga Sh. Caqiib Cabdullaahi Jaamac "Qumbixaali" oo ka tirsan dariiqada Saylaciya (laan ka tirsan Qaadiriya). Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89.._-_"Ammaanta Faadumo Rasuul" (Lode a Faduma del Profeta), qasiido della Qaadiriya di Seylac ereditata da Sh. Ismaciil Muqdisho che l'ha ricevuta da Sh. Xamsa; digri (fuori funzione); introduzione parlata dello Sheekh. Modo di esecuzione: voci, tamburi (nasar), mani (sacab). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 17 aprile 1985 a Mogadiscio, nel giardino dell'abitazione di Sheekh Caaqib Cabdullahi Jamac "Qunbixaali", esponente della dariiqo Seyliciya (filiazione della Qaadiriya). Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Ammaanta Faadumo Rasuul" (Praise to Fadumo of the Prophet), qasiido of Seylac's Qaadiriya inherited from Sh. Ismaciil Muqdisho, who received it from Sh. Xamsa; dhikr performed on request; spoken introduction of the sheekh. Performance: vocals, drums (nasar), hands (sacab). Recorded by Francesco Giannattasio on April, 17th 1985 in Mogadishu, in the garden of Sheekh Caaqib Cabdullahi Jamac "Qunbixaali"'s house, member of the dariiqo Seyliciya (affiliated to Qaadiriya). In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989. | Goobta: | Mogadiscio | URI : | http://hdl.handle.net/2307/1721 | Af: | so | Muuddo: | 7' 15'' | Qaabka asalka ah: | Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13 |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Audio - Maqal - Audios |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
Nastro B27b.mp3 | 17.34 MB | MP3 | Muuji/fur |
Page view(s)
133
Last Week
0
0
Last month
0
0
checked on Nov 23, 2024
Download(s)
79
checked on Nov 23, 2024
Google ScholarTM
Check
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons