Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1717
Cinwaan: a) Carfo dhayiba; b) Dhalaaliso
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Sheekh Caaqib Cabdullahi Jamac; Sheekh Cabdi Waadi; Adan Cabdi Gaas; Sheekh Maxamuud Maxamed-Cadar Cismaan
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: xaflad
Digri
dariiqo
rito
Digri
confraternita
ceremony
Digri
brotherhood
Nooca duubista: Rito
Taariikhda qoraalka: 26-Jul-2013
Taariikhda la sameeyay: 17-Apr-1985
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Carfo dhayiba" oo curiyay Sh. Yuusuf Al-Baxar; "Dhalaaliso" oo soo saaray Sh. Caaqib; digri codsi lagu sameeyey iyo hordhacii sheekha F. Giannattasio ayaa duubay 17/43/85, isagoo jooga jardiinka guriga Sh. Caqiib Cabdullaahi Jaamac "Qumbixaali" oo ka tirsan dariiqada Saylaciya (laan ka tirsan Qaadiriya). Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannatasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89 ._-_"Carfo dhayiba" (Odore gradevole), composta da Sheekh Yuusuf Al-Baxar; "Dhalaaliso" (Colei che ti fa intenerire), autore Sheekh Caaqib; digri, su richiesta e introduzioni parlate dello Sheekh. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 17 aprile 1985 a Mogadiscio, nel giardino dell'abitazione di Sheekh Caaqib Cabdullahi Jamac "Qunbixaali", esponente della dariiqo Seyliciya (filiazione della Qaadiriya). Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Carfo dhayiba" (Pleasant smell), composed by Sheekh Yuusuf Al-Baxar; "Dhalaaliso" (The one who softens you), author Sheekh Caaqib; dhikr on request and spoken introductions of the Sheekh. Recorded by Francesco Giannattasio on April, 17th 1985 in Mogadishu, in the garden of Sheekh Caaqib Cabdullahi Jamac "Qunbixaali" house, member of the dariiqo Seyliciya (affiliated to Qaadiriya). In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/1717
Af: so
Muuddo: 12' 28''
Qaabka asalka ah: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
Nastro B26a.mp329.16 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

69
checked on Apr 25, 2024

Download(s)

61
checked on Apr 25, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons