Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1711
Cinwaan: a) Abbay Gubaas; b) Yaa Nabii Salaam Caleyka / Yaa Rasuul Salaam Caleyka
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Sheekh Axmed Abuukar Warsame (dariiqo Seyliciya); Xaajiyad Xaliimo Mocow, Xaajiyad Sahra, Xaajiyad Faadumo Salli, Aay Ruqiya Xaaji, Faadumo Aadan Cabdi
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: Nebi-ammaan
hees
Nebi-ammaan
canto
Nebi-ammaan
song
Nooca duubista: Canto
Taariikhda qoraalka: 26-Jul-2013
Taariikhda la sameeyay: 14-Mar-1985
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Abbay Gubaas", "Yaa Nabi Salaam caleyka". F. Giannattasio ayaa duubay 14/03/85, isagoo jooga guri ku yaalla xaafadda Boondheere (Moqdisho): digri nabiammaan oo codsigiisa loogu sameeyay. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Abbay Gubaas" (Sorella Gubaas), "Yaa Nabii Salaam Caleyka / Yaa Rasuul Salaam Caleyka" (Oh Profeta, a te il saluto, oh Messaggero divino, a te il saluto). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 14 marzo 1985 a Mogadiscio, in un'abitazione privata del quartiere Monobooliyo: seduta (leyli = dall'arabo "serale", serata) di Nebi-ammaan (canti in lode del Profeta), eseguita su richiesta. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Abbay Gubaas" (Sister Gubaas), "Yaa Nabii Salaam Caleyka / Yaa Rasuul Salaam Caleyka" (Oh Prophet, to you the greetings, oh Messenger of God, to you the greetings). Recorded by Francesco Giannattasio on March 14th, 1985 in Mogadishu in a private house of the Monobooliyo district; Nebi-ammaan session (leyli = from Arabic "evening"), songs in praise of the Prophet, performed on request. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/1711
Af: so
Muuddo: 15' 09''
Qaabka asalka ah: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
Nastro B25a.mp314.17 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

68
checked on Apr 24, 2024

Download(s)

49
checked on Apr 24, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons