Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/1709
Cinwaan: | a) Nuur jeelow salaam caleyka; b) Ilaahi baaqi waaye | Diyaariye: | Giannattasio, Francesco | Hoobal: | Sheekh Axmed Abuukar Warsame (dariiqo Seyliciya); Xaajiyad Xaliimo Mocow, Xaajiyad Sahra, Xaajiyad Faadumo Salli, Aay Ruqiya Xaaji, Faadumo Aadan Cabdi | Mowduuca: | Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione) | Ereyga furaha: | Nebi-ammaan hees Nebi-ammaan canto Nebi-ammaan song |
Nooca duubista: | Canto | Taariikhda qoraalka: | 26-Jul-2013 | Taariikhda la sameeyay: | 14-Mar-1985 | Nooca: | Sound | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Sifayn: | "Nuur jeelow salaam calayka", "Ilaahi baaqi waaye" waa laba qasiido. F. Giannattasio ayaa duubay 14/03/85, isagoo jooga guri ku yaalla xaafadda Boondheere (Moqdisho): digri nabiammaan oo codsigiisa loogu sameeyay. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannatasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89 ._-_"Nuur jeelow salaam caleyka" (O amante della luce, salute a te), "Ilaahi baaqi waaye" (Dio è eterno), due ‘qasiidooyin’. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 14 marzo 1985 a Mogadiscio, in un'abitazione privata del quartiere Monobooliyo; seduta (leyli = dall'arabo "serale", serata) di Nebi-ammaan (canti in lode del Profeta), eseguita su richiesta. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Nuur jeelow salaam caleyka" (Oh lover of light, greetings to you), "Ilaahi baaqi waaye" (God is eternal); two ‘qasiidooyin’ recorded by Francesco Giannattasio on March 14th, 1985 in Mogadishu in a private home in the Monobooliyo district; Nebi-ammaan session (leyli = from Arabic "evening"), songs in praise of the Prophet, performed on request. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989. | Goobta: | Mogadiscio | URI : | http://hdl.handle.net/2307/1709 | Af: | so | Muuddo: | 16' 49'' | Qaabka asalka ah: | Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13 |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Audio - Maqal - Audios |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
Nastro B23.mp3 | 15.74 MB | MP3 | Muuji/fur |
Page view(s)
92
Last Week
0
0
Last month
2
2
checked on Nov 21, 2024
Download(s)
47
checked on Nov 21, 2024
Google ScholarTM
Check
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons