Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/1700
Cinwaan: | Allaahu Allaa, Ilaahu Mowlaana | Diyaariye: | Giannattasio, Francesco | Hoobal: | Seguaci della confraternita | Mowduuca: | Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione) | Ereyga furaha: | caado Digri siyaaro dariiqo rito Digri commemorazione confraternita ceremony Dikri memorial brotherhood |
Nooca duubista: | Rito | Taariikhda qoraalka: | 25-Jul-2013 | Taariikhda la sameeyay: | 7-Mar-1985 | Nooca: | Sound | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Sifayn: | "Allaahu Allaa, Ilaahu Mowlaana". Digri dariiqa Qaadiriya. Ugu dambayntii ducadii Sheekha. Waxaa duubay F. Giannattasio 07/03/85, isagoo jooga Muqdisho xaafadda Boondheere, waqtigaasoo lagu jiray siyaaradii Sh. Xuseen Baaliyaale. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 19984-89._-_"Allaahu Allaa, Ilaahu Mowlaana" (Dio, o nostro padrone); rituale di digri, congregazione della Qaadiriya (in funzione). Alla fine, benedizione (duco) salmodiata dello Sheekh. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 7 marzo 1985 a Mogadiscio, nel quartiere Boondheere, in occasione della siyaaro (commemorazione) per lo Sheekh Xuseen Baaliyaale. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Allaahu Allaa, Ilaahu Mowlaana" (God, our master), dhikr ceremony, Qaadiriya brotherhood. At the end, Sheekh's chanted blessing (duco). Recorded by Francesco Giannattasio on March 7th, 1985 in Mogadishu, Boondheere district, on the occasion of siyaaro (memorial) for Sheekh Xuseen Baaliyaale. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989. | Goobta: | Mogadiscio | URI : | http://hdl.handle.net/2307/1700 | Af: | so | Muuddo: | 6' 22'' |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Audio - Maqal - Audios |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
Nastro B20.mp3 | 5.89 MB | MP3 | Muuji/fur |
Page view(s)
102
checked on Nov 23, 2024
Download(s)
88
checked on Nov 23, 2024
Google ScholarTM
Check
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons