Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/1699
Cinwaan: | Qabanqaabiyoo wax i laa qaba oo | Diyaariye: | Giannattasio, Francesco | Hoobal: | Guduudo Carwo (voce); Cabdillaahi "Qarshi" (kaban, voce); musicisti del Teatro Nazionale Somalo | Mowduuca: | Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione) | Ereyga furaha: | belwo heello kaban fiiyoliin flawto durbaan daf belwo heello liuto violino flauto bongo tamburello belwo heello lute violin flute bongo drum tambourine |
Nooca duubista: | canto | Taariikhda qoraalka: | 24-Jul-2013 | Taariikhda la sameeyay: | 15-Jan-1985 | Nooca: | Other | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Sifayn: | "Qabanqaabiyo wax ila qabo oo", heello. Francesco Giannattasio ayaa 15/01/85 ka duubay Cabdullaahi Qarshe oo qaadaya belwo iyo heello, isagoo adeegsanaya kaban iyo cod, waxaana la qaadaysay Guduudo carwo iyo saddex qalab muusiko oo garaacayeen 3 qof oo ka tirsan fanaaniinta Masraxa Qaranka. Waxaa duubustaas ka kaaliyay Awees Maxamed Waasuge oo ka ahaa soosaare Masraxa Qaranka Soomaaliyeed 1984-9._-_"Qabanqaabiyo wax i laa qaba oo" (Organizza e dammi una mano), heello. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 15 gennaio 1985 a Mogadiscio presso l'abitazione di Cabdillaahi Maxamuud "Qarshi". Repertori del belwo e heello (nuova musica somala) eseguiti da Cabdillaahi Maxamuud "Qarshi", kaban (liuto) e voce; Guduudo Carwo, voce femminile; percussioni (bongos; tamburello daf); violino; flauto, suonati da tre musicisti del TNS. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Qabanqaabiyo wax i laa qaba oo" (Organize and give me a hand), heello. Recording made by Francesco Giannattasio January 15th, 1985 in Mogadishu at Cabdillaahi Maxamuud's "Qarshi" place. Repertoires of belwo and heello (new Somali music) performed by Cabdillaahi Maxamuud "Qarshi" Kaban (lute) and vocals; Guduudo Carwo, female voice, percussions (bongos, tambourine daf); violin flute, played by three musicians TNS. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the National Theatre and Somali, working with Giannattasio in his research on Somali music from 1984 to 1989. | Goobta: | Mogadiscio, Somalia | URI : | http://hdl.handle.net/2307/1699 | Af: | so | Muuddo: | 7' 49'' | Qaabka asalka ah: | registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13 |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Audio - Maqal - Audios |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
4.Qabanqaabiyoo wax i laa qaba oo.mp3 | 7.33 MB | MP3 | Muuji/fur |
Page view(s)
126
checked on Nov 23, 2024
Download(s)
162
checked on Nov 23, 2024
Google ScholarTM
Check
Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.