Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/1695
Cinwaan: | Kabeebey | Diyaariye: | Giannattasio, Francesco | Hoobal: | Partecipanti alla festa; più persone si alternano ai tamburi | Mowduuca: | Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione) | Ereyga furaha: | siyaaro dariiqo cayaar durbaan commemorazione confraternita danza tamburo memorial brotherhood dance drum |
Nooca duubista: | Danza | Taariikhda qoraalka: | 24-Jul-2013 | Taariikhda la sameeyay: | 11-Feb-1985 | Nooca: | Sound | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Sifayn: | "Kabeebey" waa ciyaar. Wayaabaha loo adeegsado: codad, bir la garaaco, labo durbaan, sacab. Francesco Giannattasio ayaa 11/02/85, isagoo jooga Far Xaano (Shabeellada Hoose) agagaarka Baraawe, ayuu duubay waqti la siyaaranaayay qabriga Sh. Makhtuub Karaama. Waxaa duubistaas ka bayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 19984-89._-_"Kabeebey", danza (in funzione). Modo di esecuzione: voci, lastra metallica percossa con due bacchette, due tamburi, mani (sacab). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio l'11 febbraio 1985 a Far Xaano, nella regione Shabellada Hoose (Basso Scebeli) nei pressi di Baraawe (Brava), in occasione della siyaaro (commemorazione) alla tomba dello Sheekh Makhtuub Karaama. Danza tradizionale. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Kabeebey", dance. Performance: vocals, metal plate hit with two sticks, two drums, hands (sacab). Recorded by Francesco Giannattasio on February 11th, 1985 in Far Xaano, in the Shabellada Hoose region (Lower Shabelle) near Baraawe (Barawa), on the occasion of Sheekh Makhtuub Karaama's memorial (siyaaro) at his tomb. Traditional dance. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989. | Goobta: | Far Xaano, Basso Scebeli, Somalia | URI : | http://hdl.handle.net/2307/1695 | Af: | so | Muuddo: | 14' 14'' | Qaabka asalka ah: | Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13 |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Audio - Maqal - Audios |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
Nastro B15a.mp3 | 13.34 MB | MP3 | Muuji/fur |
Page view(s)
126
Last Week
0
0
Last month
2
2
checked on Nov 23, 2024
Download(s)
91
checked on Nov 23, 2024
Google ScholarTM
Check
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons