Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1694
Cinwaan: Huwaaya Hamiiddu majiiddu
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Seguaci della confraternita
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: caado
Digri
siyaaro
dariiqo
rito
Digri
commemorazione
confraternita
ceremony
Dhikr
memorial
brotherhood
Nooca duubista: Rito
Taariikhda qoraalka: 24-Jul-2013
Taariikhda la sameeyay: 11-Feb-1985
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Huwaaya Hamiidu Majiiddu". Qasiiddo qoran oo lahjadda Maay ah oo lagu qoray far carbeedda; u habaysan qaabka digriga dariiqadda Axmadiya, waxaana qaadistiisa loo adeegsaday: codad. Francesco Giannattasio ayaa 11/02/85, isagoo jooga Far Xaano (Shabeellada Hoose) agagaarka Baraawe, duubay waqti la siyaaranayay qabrigii Sh. Makhtuub Karaama. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 19984-89. _ -_"Huwaaya Hamiiddu majiiddu", incipit della qasiido (traslitterazione somala, dialetto maay, dall'arabo, "Lui - Dio -, Lodato, Glorioso"); rituale di digri, congregazione della Axmadiya (in funzione). Modo di esecuzione: voci. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio l'11 febbraio 1985 a Far Xaano, nella regione Shabellada Hoose (Basso Scebeli) nei pressi di Baraawe (Brava), in occasione della siyaaro (commemorazione) alla tomba dello Sheekh Makhtuub Karaama. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Huwaaya Hamiiddu majiiddu", opening words of the qasiido (Somali transliteration, Maay dialect, from Arabic, "Him - God -, Praised, Glorious"); dhikr ceremony, Axmadiya congregation. Performance: vocals. Recorded by Francesco Giannattasio on February 11th, 1985 in Far Xaano, in Shabellada Hoose region (Lower Shabelle) near Baraawe (Barawa), on the occasion of Sheekh Makhtuub Karaama memorial (siyaaro) at his tomb. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989.
Goobta: Far Xaano, Basso Scebeli, Somalia
URI : http://hdl.handle.net/2307/1694
Af: other
Muuddo: 5' 37''
Qaabka asalka ah: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
Nastro B14b.mp35.23 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

64
checked on Apr 23, 2024

Download(s)

80
checked on Apr 23, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons