Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1693
Cinwaan: Notizie sul digri
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Un membro della confraternita (dariiqo)
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: rito
Digri
commemorazione
confraternita
caado
Dhikr
siyaaro
dariiqo
ceremony
Dikri
memorial
brotherhood
Nooca duubista: Rito
Taariikhda qoraalka: 24-Jul-2013
Taariikhda la sameeyay: 11-Feb-1985
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: War ku saabsan digriga oo lagu sharxayo af-talyaaniga. Francesco Giannattasio ayaa 11/02/85, isagoo jooga Far Xaano (Shabeellada Hoose) agagaarka Baraawe, duubay waqti la siyaaranaayay qabriga Sh. Makhtuub Karaama. Waxaa Digriga dariiqadda Makhtuubiya qaadaya koox haween oo raacsan Qaadiriyada. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannatasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 19984-89. _Notizie sul digri in lingua italiana. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio l'11 febbraio 1985 a Far Xaano, nella regione Shabellada Hoose (Basso Scebeli) nei pressi di Baraawe (Brava), in occasione della siyaaro (commemorazione) alla tomba dello Sheekh Makhtuub Karaama. Rituale di digri (dhikr) della confraternita (dariiqo) Makhtuubiya (congregazione femminile afferenta alla Qaadiriya). Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_traduzione somala._-_Information on dhikr in Italian. Recorded by Francesco Giannattasio on February 11th, 1985 in Far Xaano, in the Shabellada Hoose region (Lower Shabelle) near Baraawe (Brava), on the occasion of Sheekh Makhtuub Karaama's memorial (siyaaro) at his tomb. Dhikr ceremony of the Makhtuubiya brotherhood (female congregation belonging to Qaadiriya). In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989.
Goobta: Far Xaano, Basso Scebeli, Somalia
URI : http://hdl.handle.net/2307/1693
Af: it
Muuddo: 44''
Qaabka asalka ah: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
7.Notizie sul digri.mp3701.53 kBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

44
checked on Apr 19, 2024

Download(s)

19
checked on Apr 19, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons