Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1066
Cinwaan: Badaaladii
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Aweys Khamiis Cabdalla
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Muusika::maqal (sharraxaad)
Center for Somali Studies List of Subjects::Music::audios (description)
Ereyga furaha: hees
waxyaabaha lagu jidboodo
Nuumbi
shareero
canto
culto di possessione
Nuumbi
lira
song
possession ceremony
Nuumbi
lyre
Nooca duubista: Canto
hees
Taariikhda qoraalka: 14-May-2013
Taariikhda la sameeyay: 26-Dec-1984
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Badaaladii" (carabi: badda'alladii), hees wadaareedka Numbiga. Waxaa loo adeegsaday marka la qaadayay: cod rageed, shareero. Francesco Giannattasio ayaa 26/12/84, isagoo jooga Moqdisho (gurigiisa Liido)ka duubay xeesaaga caanka ah A.KH. Cabdalla. Waxaa duubistaas ka bayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Badaaladii" (dall'arabo bada'lladii: cominciò colui che…), canto del repertorio rituale del Nuumbi. Modo di esecuzione: voce maschile, shareero (lira). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 26 dicembre 1984 a Mogadiscio (nella propria abitazione al Liido), con il suonatore di shareero (lira a sei corde) e cantante Aweys Khamiis Cabdalla. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Badaaladii" (from Arabic badda'alladii: the one who started…), song from the ritual repertoire of Nuumbi. Performance mode: male voice, shaareero (lyre). Recording by Francesco Giannattasio on Dicember 26,1984 in Mogadishu (at his house at the Lido) with the shaarero player and singer Aweys Khamiis Cabdalla. Aweys Maxamed Waasuge, at the time director at the Somali National Theatre, partecipated at the recording; from 1984 to 1989 he contributed to Giannattasio's research on Somali music.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/1066
Af: so
Qaabka asalka ah: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
15.Badaaladii.mp3829.7 kBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

138
Last Week
1
Last month
7
checked on Nov 21, 2024

Download(s)

138
checked on Nov 21, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons