Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1061
Cinwaan: Yaa Rabbi domba
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Suonatore di Shareero; bambini e donne del villaggio
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Muusika::maqal (sharraxaad)
Center for Somali Studies List of Subjects::Music::audios (description)
Ereyga furaha: waxyaabaha lagu jidboodo
Nuumbi
shareero
culto di possessione
Nuumbi
lira
possession ceremony
Nuumbi
lyre
Nooca duubista: Rito
Taariikhda qoraalka: 13-May-2013
Taariikhda la sameeyay: 10-Mar-1982
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: Ciyaarta lagu jidboodo ee Nuumbiga (oo lagu qabtay meel aan caaadi ahayn, mundul gudihiisa). Waxyaabaha loo adeegsaday: shareero, codad muusikeed, sacab. Waxaa duubay Francesco Giannattasio 10ka marso 1982, isagoo jooga Lama-Doonka oo ka tirsan degmada Afgooy ee gobolka Shabeellada Hoose; koox u badan: Raxaweyn Geledi; af ahaanna ku hadasha mid ka mid ah lahjadaha Maay (lahjaddaasoo u gaar ah luumbiga). Waxaa kaloo ka qaybqaatay duubistaas: Raffaello Misiti, Piero Coppo, Alberto Antoniotto, Francesco Antinucci._-_Culto di possessione del Nuumbi (fuori funzione, in una capanna, mundul). Modo di esecuzione: shareero (lira a sei corde), voci maschili, battito di mani. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 10 marzo 1982 a Lama-Doonka, nella regione Shabeellada Hoose (Basso Scebeli), distretto di Afgoye; gruppo prevalente: Raxanweyn Geledi; variante linguistica "may" (ma lingua criptica nei canti del Nuumbi). Partecipavano al rilevamento: Raffaello Misiti, Piero Coppo, Alberto Antoniotto, Francesco Antinucci._-_Possession rite of the Nuumbi (not in serivice, within a hut). Execution: ‘shareero’ (a six-strings type of lyre), male lyrics, hand clapping. Recorded by Francesco Giannattasio on March, 10th 1982 at Lama-Doonka, in the Shabeellada Hoose region (Low ‘Scebeli’), in the Afgoye district. Leading group: Raxanweyn Geledi, in the ‘may’ variety of language (a cryptic language in Nuumbi songs). Raffaello Misiti, Piero Coppo, Alberto Antoniotto, Francesco Antinucci join the recording.
Goobta: Lama-Doonka, Afgoye, Shabeellada Hoose, Somalia
URI : http://hdl.handle.net/2307/1061
Af: other
Qaabka asalka ah: Registrazione con UHER 4200, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
Yaa Rabbi domba.mp316.92 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

153
Last Week
0
Last month
11
checked on Nov 27, 2024

Download(s)

61
checked on Nov 27, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons