Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1057
Cinwaan: Shumeey (2)
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Aweys Khamiis Cabdalla
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Muusika::maqal (sharraxaad)
Center for Somali Studies List of Subjects::Music::audios (description)
Ereyga furaha: hees
waxyaabaha lagu jidboodo
Nuumbi
shareero
canzone
culto di possessione
Nuumbi
lira
song
possession ceremony
Nuumbi
lyre
Nooca duubista: Canzone
Taariikhda qoraalka: 14-May-2013
Taariikhda la sameeyay: 26-Dec-1984
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: Hees casri ah oo loo adeegsaday habdhaqameedkii beeralayd (labada Shabeelle)oo la xiriirta ciyaarta Nuumbiga; muusikadii A.KH.Cabdalla, mirihii Axmedey Cabdi Gaashaan, waxaa loo adeegsaday qaadisteeda: cod rageed iyo shareero: Francesco Giannattasio ayaa 26/12/84, isagoo jooga Moqdisho (gurigiisa Liido)ka duubay xeesaaga caanka ah Awees Khamiis Cabdalla. Waxaa duubistaas ka bayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_Canzone moderna nello stile tradizionale contadino (del Medio e Basso Scebeli), legato al culto di possessione (Nuumbi); musica di A.Kh. Cabdalla, parole di Axmadey Cadbi Gaashaan. Modo di esecuzione: voce maschile, shareero (lira). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 26 dicembre 1984 a Mogadiscio (nella propria abitazione al Liido), con il suonatore di shareero (lira a sei corde) e cantante Aweys Khamiis Cabdalla. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_Modern song in the traditional farmer’s style (in the Middle and Low Scebeli), connected with possession ceremonies (Nuumbi), music by A.Kh. Cabdalla, lyrics from Axmadey Cadbi Gaashaan. Execution: male voice, ‘shareero’ (lyre). Recorded by Francesco Giannattasio on December, 26th 1984 in Mogadishu (at his place in Liido), with the singer and ‘shareero’ player Aweys Khamiis Cabdalla. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, who was the Director of the National Somali Theatre and, from 1984 to 1989, a collaborator in Giannattasio’s research on the Somali music.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/1057
Af: so
Qaabka asalka ah: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
19.Shuumey.mp37.08 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

66
Last Week
0
Last month
6
checked on Apr 19, 2024

Download(s)

111
checked on Apr 19, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons