Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/4343
Cinwaan: [Poster 86]
Mowduuca: Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Arkiyooloji iyo taariikh::waqtiga la jooga
Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Siyaasad/Taariikh
Soggettario Centro Studi Somalo::ARCHEOLOGIA E STORIA::Contemporanea
Soggettario Centro Studi Somalo::POLITICA/STORIA
Center for Somali Studies List of Subjects::Archaeology and history::contemporary
Center for Somali Studies List of Subjects::Politics/History
Ereyga furaha: kacaan
hantida dadweynaha
sharcidarro
rivoluzione
risorse pubbliche
illegalità
revolution
public funds
illegality
Taariikhda qoraalka: 27-Apr-2015
Nooca: Image
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Nuxur Sawirka: "Dadka u qaybi bay ku leeyihiin! oo maxaa iigu jira faa'iido?". Dukaanka Xaaji Xaseeye, "Jaalle, waxaan rabaa rubac sonkor ah, rubac saliid iyo nus baasta ah", "Eber, wax aan hayo ma jiro dawladduba ma keenin", "Dawladdu way keentay ee meel baas baad u waddaa". "Maanta alaabtii o dhan waa kuu qariyay", "Waad dadaashay waayo maalinba maalinta ka danbaysta qiimuhu waa sii kordhayaa. Alaabta sahalka lagu helayana qorshe aan u samayno. Kacaanka 21ka Oktoobar. Sedka dadweynuhu waa sun seeftii kacaankuna waa sideedii isna seegi maysaan.
Le immagini mostrano come i commercianti sfruttano il popolo: fanno sparire la merce per far aumentare la domanda e poi tirano fuori la stessa merce poco per volta per venderla a prezzi alti. La rivoluzione minaccia i commercianti con una punizione severa.
The images show how the merchants exploit people: they hold the goods to increase the demand and then gradually sell the same merchandise sell at high prices. The revolution threatens these merchants with a severe punishment.
Image subject: 1 foto, color
Sifayn: Dokumentigan waxaa dadka u soo bandhigay "The Digital Somali Library", jaamacadda "Indiana University".
Documento messo a disposizione dalla Digital Somali Library, Indiana University.
Document provided by the Indiana University's Digital Somali Library.
Link: http://www.indiana.edu/~libsalc/african/Digital_Somali_Library/history.html
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/4343
Af: so
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Immagini - Sawirro - Images

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
Poster 86_Sedka Dadweynuhu waa Sun Seeftii kacaankuna waa Sideedii.jpg135.25 kBJPEGShay samayntiisi lagu farayaraystay
Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

75
Last Week
0
Last month
1
checked on Jul 3, 2024

Download(s)

49
checked on Jul 3, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons