Please use this identifier to cite or link to this item: http://hdl.handle.net/2307/2802
Title: Raccolta di interviste a cura di Axmed Faarax Cali 'Idaajaa' e Francesco Antinucci
Editors: Antinucci, Francesco
Axmed Faarax Cali 'Idaajaa'
Discipline: Soggettario Centro Studi Somalo::LETTERATURA
Soggettario Centro Studi Somalo::POLITICA/STORIA
Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA
Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Suugaan
Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Siyaasad/Taariikh
Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Muusika
Center for Somali Studies List of Subjects::Literature
Center for Somali Studies List of Subjects::Politics/History
Center for Somali Studies List of Subjects::Music
Keywords: intervista
letteratura
cultura
storia
musica
Radio Mogadiscio
wareysi
suugaan
muusika
radio Muqdisho
dhaqan
taariikh
interview
literature
culture
history
music
Radio Mogadishu
Type of recording: intervista
Issue Date: 11-Jun-2014
Type: Sound
Call Number: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Description: ITALIANO
Sono qui raccolte quattro interviste sulla letteratura, sulla cultura e sulla storia della Somalia, condotte da e/o su importanti esponenti della cultura somala (1979-1980). La raccolta è a cura del Prof. Francesco Antinucci e di Axmed Faarax Cali 'Idaajaa' che ne ha redatto le descrizioni e i commenti.
Contenuto:
Intervista 1. Canzoni per l’abbeverata dei cammelli cantate da ragazzi cammellieri del villaggio di Gellinsoor, narrazione sulle campagne militari italiane contro il Sultanato Somalo di Obbia (1925). Il racconto è narrato da un’anziana signora, testimone oculare, intervistata da Axmed Faarax Cali 'Idaajaa' nel villaggio di Gellinsoor.
Intervista 2. Intervista condotta da Gaarriye al celebre poeta Aadan Carab (1917-2001). L’intervista verte sui più noti componimenti di Aadan relativi alla politica somala di allora.
Intervista 3. Importante narrazione relativa all’instaurazione del Sultanato di Obbia sul finire del 1870 e alle campagne militari italiane contro lo stesso Sultanato nella metà degli anni ’20, così come alle operazioni militari italiane contro il Sultanato di Migiurtinia (1927), la sua sconfitta definitiva e la cattura del suo re: Boqor Cismaan. L’intervistato è Warsame Cilmi soprannominato ‘Del Gretto’ di Gaalkacyo, un anziano soldato dell’esercito coloniale italiano al tempo delle citate campagne militari.
Intervista 4. Podcast di Radio Mogadiscio, musica somala. Intervista in lingua italiana al Prof. Antinucci e al Prof. Agostini sugli studi somali condotta dai radiogiornalisti di Radio Mogadiscio.
AF SOOMAALIGA
Halkan waxaa ku jira afar waraysi oo ku saabsan suugaanta, dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliya; waxaana ka sheekaynaya dad ku xeeldheer dhaqanka soomaaliyeed. Waxaa isku soo dubbariday Prof. Francesco Antinucci iyo Axmed Faarax Cali 'Idaajaa', oo tifaftiray, kana faallooday.
Waxaa ku jira:
Wareysiga 1. Hees geel oo qaadaya dhallinyaro geelley ah oo deggan tuulada Gellinsoor; sheeko ku saabsan olole ka dhanka ah saldanadii Hobyo (1925) oo uu ciidanka taliyaanigu sameeyey. Taariikhdaas waxaa ka sheekaynaya islaan da'ah, oo goob joog ka ahayd dhacdadaas, waxaana waraysanaya Axmed Faarax Cali 'Idaajaa', oo markaas ku sugnaa tuulada Gellinsoor.
Wareysiga 2. Wareysi uu Gaarriye la leeshay gabyaaga weyn Aadan Carab (1917-2001). Waxaana laga hadlayaa gabayadii ugu caansanaa ee uu Aadan ka tiriyay siyaasadda soomaaliyeed ee markaas jirtay.
Wareysiga 3. Sheeka muhum ah oo ku saabsan aasaaska boqortooyadii Hobyo oo dhaqangashay sannadka 1870 iyo ololihii militariga taliyaaniga ee ka dhanka ahaa boqortooyadaas ’20eeyadii; sidoo kale howlgalkii ciidanka taliyaaniga uu ku qaaday boqortooyadii Majeerteen (1927), burburka boqortooyadaas iyo qabashada boqorkeeda: Boqor Cismaan. Waxaa laga waraystay Warsame Cilmi oo ku magac dheer ‘Del Gretto’ oo joogay Gaalkacyo, oo ah oday ka mid ahaa askartii ciidanka gumaysiga Taliyaaniga ee ololahaas ka qaybqaatay.
Wareysiga 4. Radio Moqdisho, muusika soomaaliyeed. Wareysi (Af-taliyaani oo) lala yeeshtey Prof. Antinucci iyo Prof. Agostini, oo ku saabsan Cilmibaarista Soomaaliyeed, waxaana waraysanayay weriyayaasha Radio Muqdisho.
ENGLISH
A collection of four interviews on Somali literature, culture and history, about and/or conducted by leading figures of Somali culture. The collection is edited by Prof. Francesco Antinucci and Axmed Faarax Cali 'Idaajaa', the latter drew up the descriptions and comments.
Contents:
Interview 1. Camel-watering songs sung by camel boys at Gellinsoor village plus a narrative on the Italian military campaigns against the Somali Sultanate of Obbia (1925). This is narrated by an eyewitness in the person of a very old lady interviewed by Axmed Faarax Cali 'Idaajaa' at Gellinsoor village.
Interview 2. An interview conducted by Gaarriye and the interviewee is non other than the poet Aadan-Carab (1917-2001). This interview is about Aadan’s most famous poems on Somali politics at the time.
Interview 3. A very important narrative concerning the foundation of the Obbia Sultanate in the late 1870s plus the Italian military campaigns against the same Sultanate of Obbia in mid-1920s as well as the Italian military operations against the Somali Sultanate of Migiurtinia (1927), its final defeat and the capture of its king: Boqor Cismaan. The interviewee is the late Warsame Cilmi nicknamed ‘Del Gretto’ of Gaalkacyo, an old soldier in the Italian colonial army at the time of those military campaigns.
Inteview 4. Radio Mogadishu live transmission, Somali music. Prof. Antinucci and Prof. Agostini interviewed in Italian by Radio Mog operatives on Somali studies.
URI: http://hdl.handle.net/2307/2802
Language: en
it
so
Format: Audiocassetta
Appears in Collections:Audio - Maqal - Audios

Files in This Item:
File Description SizeFormat
7a_Intervista4.mp316.7 MBMP3View/Open
INT_03_DelGretto.mp390.33 MBMP3View/Open
9a_Intervista2.mp329.66 MBMP3View/Open
13a_Intervista1.mp332.01 MBMP3View/Open
SFX Query Show full item record Recommend this item

Page view(s)

21
Last Week
0
Last month
0
checked on Sep 26, 2020

Download(s)

76
checked on Sep 26, 2020

Google ScholarTM

Check


This item is licensed under a Creative Commons License Creative Commons