Please use this identifier to cite or link to this item: http://hdl.handle.net/2307/1757
Title: Waa ka yaalaa Quraan liis billaabaaye / Bismillaa baab Quraanaa
Editors: Giannattasio, Francesco
Recording Author: Gruppo di fedeli
Discipline: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Keywords: caado diimeed
xayaad
hees
shanbal
reeme
rito religioso
xayaad
canto
crotalo
timpano
religious cerenomy
xayaad
song
crotales
kettledrum
Type of recording: Rito
Issue Date: 7-Aug-2013
Date of creation: 4-May-1985
Type: Sound
Call Number: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Description: "Waa ka yaalaa Quraan liis billaabaaye", qasiido xayaad lagu qabtay meel xiran. Waxaa loo adeegsaday: cod, shanbal, labo reeme. F. Giannattasio ayaa duubay habeen taariikhdu ay ahayd 04/05/85, isagoo jooga Jasiira, gobolka Banaadir, halkaasoo lagu hayay siyaadarii Sh. Xasan (Al-Buraale). Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Waa ka yaalaa Quraan liis billaabaaye / Bismillaa baab Quraanaa" (E’ scritto nel Corano, si comincia con Bismillaa), qasiido; rituale religioso di xayaad, in funzione (al chiuso). Modo di esecuzione: voci, crotali (shanbal), due timpani (owlan). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio la sera e la notte del 4 maggio 1985 a Jasiira, nella regione Banaadir, in occasione della siyaaro (commemorazione) per lo Sheekh Xasan (El-)Buraale. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Waa ka yaalaa Quraan liis billaabaaye / Bismillaa baab Quraanaa" (It is written in the Koran, one must begin with Bismillaa), qasiido; xayaad religious ceremony, inwards. Performance: vocals, crotales (shanbal), two kettledrums (owlan). Recorded by Francesco Giannattasio on the evening and night of May, 4th 1985 in Jasiira, in the Banaadir region, on the occasion of siyaaro (memorial) for Sheekh Xasan (El-)Buraale. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989.
Location: Jasiira, Banaadir, Somalia
URI: http://hdl.handle.net/2307/1757
Language: so
Duration: 3' 17''
Format: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Appears in Collections:Audio - Maqal - Audios

Files in This Item:
File Description SizeFormat
13.waqasiido-Waa ka yaalaa Quraan liis billaabaaye.mp33.1 MBMP3View/Open
Show full item record Recommend this item

Page view(s)

111
Last Week
1
Last month
1
checked on Nov 23, 2024

Download(s)

98
checked on Nov 23, 2024

Google ScholarTM

Check


This item is licensed under a Creative Commons License Creative Commons