Please use this identifier to cite or link to this item: http://hdl.handle.net/2307/1669
Title: [Poster 44]
Discipline: Soggettario Centro Studi Somalo::ARCHEOLOGIA E STORIA::Contemporanea
Soggettario Centro Studi Somalo::POLITICA/STORIA
Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Arkiyooloji iyo taariikh::waqtiga la jooga
Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Siyaasad/Taariikh
Center for Somali Studies List of Subjects::Archaeology and history::contemporary
Center for Somali Studies List of Subjects::Politics/History
Keywords: taariikh
1da maajo
Soomaaliya
storia
primo maggio
Somalia
history
May 1st
Somalia
Issue Date: 13-Jun-2013
Type: Image
Call Number: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Abstract: Hannoolaato 1da Maajo 1976 - Waa danaha shaqaalaha soomaaliyeed - 21kii Oktoobar 1969 – Dhalashadii Kacaanka – 1970 – 7dii Majo Qaramayntii warshadaha iyo bankiyada – 27kii Majo Abuuristii Wakiillada shaqaalaha – 21ki Oktoobar Ku dhawaaqiddii hanti-wadaagga - 1971 – 22kii Lulyo La wareeggii iibinta iyo qeybinta caleenta iyo mesaggada – 7dii Agoosto Abuuristii wasaaradda shaqada iyo isboortiga – 29 Disembar Abuuristii xiriiriyaasha shaqaalaha ee wasaaradaha - 1972 – 11kii Jannaayo Xeerkii lagu ekaynayey laguna kormeerayay sicirka & badeecada – 2dii Maarso Xeerkii Shaqaalaha dawladda ka-wada dhigayey dhaqaale joogta ah – 17da Oktoobar 25ta Qodob – 21kii Oktoobar Qoristii Af-Soomaaliga 1973 – 21kii Luulyo Sharciga Iskaashatooyinka – 27kii Nofembar Sharcigii Kirada Guryaha – 24kii Luulyo Dhismihii gudonyada shaqaalaha - 1974 – 1dii Febraayo Ku biirkii ururka jaamacadda carabta – 1dii Maajo Ballaarintii Sharciga Hawlgabka iyo go’aankii waxbarashada khasabka ilaa Dugsiga Dhexe - 1dii Agoosto Hirgelinta ololaha horumarinta reer miyiga – 29kii Nofembar Go’aankii u gurmadka dadka abaartu tabaaleysay – 16kii Maarso La wareegiddii maamulka maraakiibta - 1975 - 11kii Jannaayo Sinnaanta Ragga iyo haweenka - 1dii Febraayo Hirgelinta Tirakoobka – 1da Agoosto Hirgelinta sanduuqa shaqaalaha – 20kii Oktoobar Shirweynihii 1aad ee ummadda – 16dii Disembar Dhismaha guddiyada gargooridda shaqaalaha._-_Viva il 1° maggio 1976 - E' la festa dei lavoratori somali. 21 Ottobre 1969 – Nascita della Rivoluzione. 1970 – 7 Maggio Nazionalizzazione delle industrie e delle banche - 27 maggio Fondazione del Sindacato dei lavoratori – 21 ottobre Dichiarazione del comunismo 1971 – 22 Luglio Nazionalizzazione della produzione del tè e del sorgo – 7 Agosto Creazione del Ministero del lavoro e dello sport – 29 Dicembre Creazione del collegamento tra i lavoratori ministeriali - 1972 - 1 Gennaio Legge per la stabilizzazione dei prezzi - 2 Marzo Legge per la stabilizzazione dei lavoratori statali - 17 ottobre, I 25 articoli - 21 Ottobre Scrittura della lingua somala 1973 – 21 Luglio Legge delle cooperative – 27 Novembre Legge sulla regolamentazione degli affitti delle case – 24 Luglio Creazione del consiglio dei lavoratori - 1974 – 1 Febbraio Adesione alla lega araba – 1 Maggio Estensione della legge delle pensioni e dell'obbligo scolastico fino alla scuola media – 1 Agosto Campagna per l’avanzamento delle campagne – 29 Novembre Campagna per gli aiuti alle popolazioni colpite dalla carestia – 1 Marzo Nazionalizzazione dell’amministrazione delle navi - 1975 – 11 Gennaio parificazione dei diritti delle donne e dell'uomo - 1 Febbraio Campagna per il censimento – 1 Agosto Creazione della cassa per i lavoratori – 20 Ottobre Primo congresso del popolo – 16 Dicembre Creazione del comitato giudiziario dei lavoratori._-_Long live to 1st May 1976 - Somali workers' day. 1969 - 21st October – Birth of the Revolution. 1970 - 7th May – Nationalisation of factories and banks - 27th May – Foundation of workers’ trade union. 21st October – Declaration of Communism 1971 22nd July – Nationalisation of tea and sorghum wheat production. 7th August – Formation of Ministry of Work and Sport - 29th December Establishment of a co-ordination between ministry employees - 1972 1st January Price control law - 2 March Law on contractual terms for state workers - 17th October the 25 Articles - 21st October Codification of the Somali language - 1973 21st July – Law on foundation of cooperatives. 27th November – Law on the regulation of property rent - 24th July Establishment of workers’ councils - 1974 - 1st February – Membership of the Arabic League - 1st May Retirement extension law and obligatory education raised to middle school - 1st August – Campaign for rural development - 29th November – Support campaign for drought affected populations - 1st March – Nationalisation of merchant marine administration - 1975 - 11th January Alignment of women's rights to men’s rights - 1st February National census - 1st August Establishment of the workers’ bank –20th October – First national people’s congress - 16th December Creation of workers’ judiciary committee.
metadata.dc.description.other: 1 foto, color. - Formato: cm 49x34,8.
Location: Somalia
URI: http://hdl.handle.net/2307/1669
Language: so
Appears in Collections:Immagini - Sawirro - Images

Files in This Item:
File Description SizeFormat
P44_5160006.jpg94.08 kBJPEGThumbnail
View/Open
SFX Query Show full item record Recommend this item

Page view(s)

24
checked on Sep 22, 2020

Download(s)

17
checked on Sep 22, 2020

Google ScholarTM

Check


This item is licensed under a Creative Commons License Creative Commons