Browsing by Type DECREE of the Ministry of Public Works


Or, select a letter below to start browsing
0-9 A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z
Showing results 180 to 199 of 260 < previous   next >
Issue DateTitleAuthor(s)
31-Dec-1973Magacaabid Guddoomiyaal Gobollada iyo Degmooyinka .
31-Dec-1973Magacaabid Guud.
2-Mar-1977Magdhaw Guri oo la dumiyey dan Guud awgeed, JIDKA Baladweyne – Burco 0 kuna yaal Tuulada Bacaadweyn.
6-Nov-1976Qaadid 2 (laba) guri dan guud awgeed waqti hore u lahaa Khaliif Suudi Xasan, Bashiir Nuur Cali.
11-Apr-1978Qaadid Aasaas Dan Guud awgeed, waqti hore uu lahaa Jaalle Maxamed Daahir Nuur oo ay la wareegtay Wakaaladda Madbacadda Qaranka Soomaaliyeed kuna yaal Muqdisho Xaafadda 21ka Oktoobar.
11-Apr-1978Qaadid Derbi wareegsan dan guud awgeed ee waqti hore lahaa Gabdi Maxamed warfaa oo ay la wareegtay Wasaaradda WaxBarashada iyo Barbaarinta.
16-Aug-1978Qaadid derbi wareegsan dan guud awgeed ee waqti hore lahaa Inj. Xasan Maxamuud Maxamed oo ay la wareegtay qaybta Booliska Banaadir Laanta B. Dembiyada iyo ilaalinta Canshuurta kuna yaal Muqdisho Degmada Wardhiigleey.
23-Apr-1977Qaadid derbi wareegsan dan guud awgeed ee waqti hore uu lahaa Jaalle Cabdulqaadir Xaaji Awees oo ay la wareegaty Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta laguna dhiso Dugsiyada cusub ee Tacliinta khasabka ah, kuna yaal degmada Xamar Jab-Jab kuna fadhiya mq. 1,260. L. 51
6-Apr-1977Qaadid Derbi wareegsan dan guud awgeed ee waqti hore uu lahaa Jaalle Jeylaani Abu Maxamed oo ay la wareegtay Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta laguna dhiso Dugsiyada cusub ee Tacliinta khasabka ah, kuna yaal Degmada Xamar Jab-Jab. Kuna fadhiya mq. 288.
7-Mar-1978Qaadid Derbi wareegsan iyo marshibiyeedi dan guud awgeed ee waqti hore uu lahaa Jaalle Maxamed Cali Dacar.
11-May-1977Qaadid derbi warsegsan dan guud aawgeed ee waqti hore uu lahaa Aadan Cusmaan Impeero, oo ay la wareegaty Wakaaladda Dhismaha Soomaaliyeed kuna yaal Muq. Km7, Jidka isku xira Xamar iyo Afgooye, kuna fadhiya mq. 4,500/=.
16-Jul-1978Qaadid dhul dan guud awgeed ee waqti hore la siiyey Jaalle Bilan Samantar Warfaa.
18-Sep-1978Qaadid dhul dan guud awgeed ee waqti hore uu lahaa Jaalle Cabdalla Xaaji Axmed Mubaarak oo ay la wareegtay Wasaaradda Caafimaadka (ILO) kuna yaal Muq. Km. 7 Jidka Afgooye.
27-May-1975Qaadid dhul dan guud awgeed.
29-Dec-1975Qaadid dhul dan guud awgeed.
16-Mar-1978Qaadid guri dan guud awgee ee waqti hore uu lahaa Abanuur Cali Maxamed.
20-Apr-1977Qaadid Guri dan guud awgeed ee waqti bore uu lahaa Jaalle Aadan Isaaq Axmed oo la wareegaty DAWLADDAu kuna yaal Muqdisho Jidka Xalane, L.50.
28-Feb-1978Qaadid Guri dan guud awgeed ee waqti hore ay lahaayeen Jaallayaasha Saciid Nuur Ibraahim iyo Maxamed Xaaji Aweys oo ay la wareegtay DAWLADDAu kuna yaal Muq. Degmada Wardhigley kuna fadhiya mq.1512 .
4-Jan-1978Qaadid guri dan guud awgeed ee waqti hore ay lahayd Faatma Xaaji Xuseen.-
11-Apr-1978Qaadid Guri dan guud awgeed ee waqti hore ay lahayd Madiin Wehliye Rooble oo ay la wareegtay Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliyeed kuna yaal Muqdisho Ex Via Rooma Santini.